1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo Ka Warbixinaya Safarkiisa Imaaraadka Madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed Sharif Xasan Sheekh Aden ayaa lagu wadaa in uu golihiisa wasiirrada uga warbixiyo safar uu ku tagay dalka Imaaraadka iyo kulamada uu la soo qaatay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Qorsheyneysa Iney Dib Usoo Celiso Maraakiibtii Dalka Gudoomiyaha Hay’adda cilmi baarista Badaha Soomaaliyeed Admiraal Faarax Qare ayaa sheegay In Dowladdu aysan wax taageero ah siinin Hay’adda Cilmi baarista Badaha Soomaaliyeed. waxa uu dalbaday in la helo Dad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Oo Dalka Ugu Yeertay 8 Danjire (Akhriso) Wasaaradda arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga caalamig ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ugu yeertay iney kusoo laabtaan 8 danjire oo dalka u fadhiya qaar kamid ah dalalka carbeed iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Ku Eedeysay Madaxweynaha Federaalka ah iyo Ra’isul wasaarihiisa In Ay Ku Hayaan Maamulka Faragelin Qaawan War Saxaafadeed ay soo saartay Galmudug uuna ku saxiixnaa wasiirka warfaafinta ee maamulkaasi Maxamuud Aadan Cusmaan ayaa lagu dhaliilay hoggaanka dawalda Federaalka, gaar ahaan Madaxweynaha iyo Raysalwasaaraha oo la sheegayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuqaal: Wabiga Shabelle Oo Laga Baqayo Inuu Ku Fataho Magaalada Jowhar Shacabka ku dhaqan degmada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe ayaa walwal ka muujinaya in fatahaad uu sameeyo Wabiga oo biyo badan keenay. Qaar kamid ah dadka ku dhaqan hareeraha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Nabadoon Aloore Oo Fariin u Direy Dhinacyada Ku Diriraya Mudug Nabadoon Cali Diiriye Aloore oo kamid ah waxgaradka Soomaaliyeed, kana soo jeeda gobolka Mudug ayaa ka hadlay dagaallada xilligaan kasoo cusboonaaday deegaanno kamid ah gobolkaasi una dhaxeeya maleeshiyaad kala taabacsan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Dr. Axmed Maxamed “Sidey u Dhaqmayaan Maamul Goboleedyada Waa Nidaamkii Hoggaamiye Kooxeedyadii Oo La Casriyeeyay” Dr. Axmed Maxamed Maxamuud oo bartay xiriirka caalamiga ah ayaa sheegay in wax lala yaabo ay tahay in maamul goboleedyada qaar ay horboodaan dowladda oo ay iloobaan shaqadooda rasmiga ah.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xaaf “Reer Galmudugow Qoorteenna Ayaa Lagu Dirirayaa” Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa sheegay in dowladda Federaalka Soomaaliya ay farogelin cad ku hayso maamulkiisa, islamarkaana lagu dirirayo qoorta reer Galmudug. Xaaf oo shalay dib ugu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Mudug Oo Ku Baaqay Joojinta Dagaallada Kasoo Cusboonaaday Gobolkaasi Waxgaradka ku dhaqan gobolka Mudug, kana soo kala jeeda maamullada Puntland iyo Galmudug ayaa si wadajir ah waxay ugu baaqeen in la joojiyo colaadda kasoo cusboonaatay gobolkaasi, taasi oo u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’adda Ganacsiga Adduunka Oo Sheegtay In Ganacsiga Adduunka Sanadkan Uu Kobci Doono 3.6% Hay’adda Ganacsiga Adduunka (WTO) ayaa sheegtay in ganacsiga adduunka sanadkan uu kobci doono 3.6% taas oo noqoneysa mid ka badan qiimeyntii ay sameeyeen sanadkii lasoo dhaafay. Ururkan WTO ayaa…