1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Loogu Baaqay In Maamul Goboleedyada Kala Tashato Siyaasadda Dibadda Diblumaasi Soomaaliyeed ayaa sheegay in dowladda federaalka lagaga baahan yahay in maamullada dalka ay iskaashi kala sameyso wada xaajoodyada caalamiga ah. Diblumaasi Maxamed Maxamuud Nuur ayaa wareysi uu siiyay Goobjoog ku sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisad Dagaal Oo Laga Soo Sheegayo Bariga Gobolka Mudug Wararka saakay oo Axad ah ka imaanaya Bariga gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in xiisad dagaal oo u dhaxeysa ciidamo kala taabacsan Puntland iyo Galmudug ay ka jirto halkaasi. Habeenkii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Soo Bandhigtay Hub Iyo Rasaas Sida Ay Sheegtay U Socday Al-shabaab Ciidamada Puntland, ayaa la sheegayaa in sabtidii ay gacanta ku dhigeen Dooni sidday Hub sharci daro ah, kuwaas oo isugu jira Hub culus iyo mid fudud. Hubka la qabtay waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaarad 200 Rakaab Ah Sidday Oo Habeen Ka Soo Degtay Garoonka Aden Cadde Wasiirka duulista Maxamed Omaar ayaa sheegaya in diyaarad rakaab ah ay goor habeen soo caga-dhigatay garoonka caalamiga ah ee Muqdisho, diyaaradda oo siday 200 oo Xujey ah ayaa timid Aden…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump Oo Sheegaya In Wada-shaqeyn Ka Dhaxeyso Waqooyiga Kuuriya iyo Iran Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in Iran ay si siman ula shaqeyso Kuuriyada Waqooyi, isagoo adkeeyay in waxbadan aysan ka qabsoomin heshiiskii la saxiixay 2015, kaasi oo ay wada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Maalgeshiga Soomaaliya Ah Oo Ka Socda Minneapolis Shir looga hadlayo maalgelinta Soomaaliya oo halku dhigiisa uu ahaa hiigsiga Soomaaliya ee 2021 ayaa lagu daah furay magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka. Shirkan oo socon-doona 2…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waare Oo Kulamo La Leh Waxgaradka Degmada Buuloburde, Hiiraan Madaxweynaha maamulka Hirshabelle, Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray degmada Buuloburde ee gobolka Hiiraan, halkaasi oo si diiran loogu soo dhoweeyay. Madaxweynaha ayaa la kulmaya qeybaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Dibadbax Lagu Tageerayo Go’aankii Xaaf Ee Xiisadda Khaliijka Oo Ka Dhacay Cadaado Shacab badan ayaa maanta waxay dibadbax ay ku taageerayaan go’aankii uu madaxweynaha Galmudug, Axmed Ducaalle Geelle Xaaf uu ka qaatay xiisaddii Khaliijka waxay ka dhigeen degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Ka Socda Duleedka Magaalada Gaalkacyo Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in duleedka magaaladaasi uu ka socdo dagaal u dhaxeeya maleeshiyaad kala taabacsan maamullada Puntland iyo Galmudug. Dagaalkan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Goobjoog Media Group Oo Ka Digeysa Website Lagu Sumcad Dilayo Shirkadda Goobjoog Media Group oo ilaalineysa kalsoonida ay ku qabaan bulshada, waxaa ay uga digeysaa shacabka Soomaaliyeed Website la magac baxay Goobjoogbusiness.com oo si sharci darro ah hawada ku soo galay.…