2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Muqdisho Uga Furmay Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka Dowladda Federaalka Iyo Kuwa Maamul Goboleedyada Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka ee Dawladda dhexe iyo Dawlad Goboleedyada oo seddexdii bilba mar la qabto, shirkan oo ay soo qabanqabisay Wasaaradda Arrimaha…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Faallo: Villa Somalia Oo Maamul Goboleedyada U Dhigtay Cashir Taariikhi Ah, Waan Baahanahay Bakhtiga Looma Cuno! Dowladda Federaalka ah ayaa mar kale ku celisay go’aankeeda dhex-dhexaadnimada ah ee ku aadan xiisadda Khaliijka iyada oo sidoo kale maamul goboleedyada xusuusisay in Villa Somalia looga dambeeyo siyaasadda arrimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Hirshabelle Oo Lagu Soo Dhoweeyay Magaalada B/weyne Madaxweynaha maamulka Hirshabelle, Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhoweyd gaaray magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan, halkaasi oo si diiran loogu soo dhoweeyay. Maamulka gobolka Hiiraan,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda: Dowlada Federaalka Oo Kaliya Ayaa Awood u Leh Go’aan Ka Gaarista Arrimaha Dibedda Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay ku-Simaha Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Mahdi Maxamed Guled (Khadar). Arrimaha kulanka looga hadlay ayaa waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Galmudug Oo Ku Biiray Maamullada Taageersan Sacuudiga iyo Imaaraadka Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug ayaa ku biiray taageerada go’doominta isbaheysiga Sacuudiga iyo Imaaraadka carabta ay ku hayaan dalka Qatar, arrintaas oo ka soo horjeeda go’aankii dowladda federaalka ah. Qoraal ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: In Ka Badan 100 Dhallinyaro Ah Oo Shaqo Abuur Loo Sameynayo Maamulka Galmudug sheegay in shaqo abuur ay u sameyn doonaan in ka badan 100 dhallinyaro ah. Wasiirka wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha ee maamulka Galmudug, Axmed Mire Cali oo la hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Waare Oo Ku Wajahan Magaalada Baladweyne Madaxweynaha cusub ee maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa lagu wadaa in maanta oo Khamiis ah uu safarkiisii ugu horreeyay tan iyo markii xilkaasi loo doortay ku tago magaalada B/weyne…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirada Arrimaha Dibadda Mareykanka Iyo Iran Oo Markii Ugu Horeysay Kulmay Wasiirka arrimaha dibadda Mareykanka Rex W. Tillerson ayaa la kulmay dhiggiisa Iran Maxamed Jawaad Dariif, waana markii ugu horreysay oo ay kiulmaan labadaan mas’uul. Labada wasiir ayaa waxaa ay kulmeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hambalyada Sanadka Cusub Ee Hijriga 1439 Waxaa maanta bilowday sanadka cusub ee Hijriga 1439 , sanad walba maanta oo kale waxaa ay muslimiinta u dabaal-degaan maalintii Hijrada. Taariikhda hijriga ah waxaa laga bilaabay Hijradii nabiga( NNKH…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Khayre oo kulan gaar ah kula qaatay New York Madaxweynaha Turkiga Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa kulamo gaar gaar ah kula yeeshay magaalada New York qaar ka mid ah madaxda caalamka ka socotay ee ka qeyb…