1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’isul Wasaare Kheyre Oo Jimcaha Ka Khudbeyn-doona Fadhiga Jimciyadda Qurumaha Ka Dhaxeysa Sida uu jadwalku yahay, maalinta Jimcaha ayey ku aadan tahay khudbadda Soomaaliya, waxaana halkaasi khudbadda Soomaaliya ka soo jeedin doona Ra’isul wasaare Xasan Kheyre. Wafdiga ra’isul wasaaraha ee fadhiga ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mas’uuliyiin Mareykan Ah: Sacuudiga Waxaa Uu Damcay Faragelin Militari Oo Dhan Ah Tamiim Bloomberg News, waxaa lagu daabacay in dalka Sacuudiga iyo xulafadiisu ay ku fakireen xal militari in ay ku turaan Amiirka dalka Qatar Tamiim. Weriyeha Bloomberg ee aqalka cad waxaa ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Cusub Ee Hiiraan Oo Xilka La Wareegay Magaalada Baladweyne waxaa maanta ka dhacday munaasabad ay xilalka ku kala wareegeen guddoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan iyo kii hore Cumar Aadan. Munaasabadda oo ka dhacday xarunta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Sare u Kac Ku Yimid Qiimaha La Kala Siisto Qudaarta, Suuqyada Garoowe Qiimaha Khudaarta lagu kala iibsado ayaa sare u kacay suuqyada magaalada Garoowe iyo degaanno kale oo gobollada waqooyi ku yaalla. Qiima kororka ku yimid khudaarta ayaa salka ku haya khudaar…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Khudbadihii Ugu Xiisaha Badnaa Ee Abid Laga Jeediyo Jimciyadda Qurumaha Ka Dhaxeysa Khudbaddii madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ee uu talaadadii ka jeediyay Qaramada midoobey waxaa lagu tiray khudbadaha la xusuusan doono, waayo waxaa uu uga hadlay arrimo ay ka mid yihiin in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Kenya Oo Isaga Baxay Degmada Baardheere, Gedo Wararka naga soo gaaraya degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in ciidamada Kenya ay ka baxeen guud ahaan degmadaasi. Guddoomiye ku xigeenka degmada Baardheere Ismaaciil Sheekh Cabdi Qorax…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin Laga Helayo Qarax Gaari Oo Saakay Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax saakay ka dhacay nawaaxiga Isgoyska Maanabooliyo , dhanka degmada Boondheere ee magaalada Muqdisho. Gaarigan ayaa la sheegay in lagu xirey walxaha qarxa, waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Sh/dhexe Oo Ka Digey Fatahaad Uu Sameeyo Wabiga Shabelle Maamulka gobolka Shabellaha Dhexe ayaa uga digey shacabka ku dhaqan degmadaasi fatahaad uu sameeyo Wabiga Shabelle, kadib markii Wabiga uu keenay biyo aad u badan. Guddoomiyaha gobolkaasi Axmed Meyre Makaraan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Madaxweyne Waare Oo Loogu Baaqay Inuu La Yimaado Isbedal Dhab Ah Mid kamid ah siyaasiyiinta kasoo jeedda deegaannada maamulka Hirshabeelle ayaa madaxweynaha cusub ee maamulkaasi ugu baaqay inuu la yimaado isbedal dhab ah. Siyaasi Cabdi Xaashi C/salaan oo la hadlay Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Jubbaland Oo Howlgallo Ka Wada Degmada B/xaawo Ee Gedo Wararka ka imaanaya degmada B/xaawo ee gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay howlgallo ka wadaan ciidamada maamulka Jubbaland. Howlgalkaan ayaa daba socda dagaal shalay gabal dhacii ku dhexmaray…