1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Khudbad Ka Jeedin Doona Shirka Golaha Guud Ee QM Shirka golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ayaa maaanta ka furmaya magaalada New York ee dalka Maraykanka, waxaana madaxda ka qeybgalaya kamid ah Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre. Ra’iisul…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo La Sheegayo In Ay Duqeyn Ku Dileen 10-28 Qof Oo Rayid Ah Sida lagu daabacay Sputnik International, afhayeen u hadlay AFRICOM ayaa waxaa uu wargeys dhanka ciidamada ka faallooda u sheegay in ay u badan tahay in Al-shabaab ay dib ula wareegaan goobihii…
8 daqiiqo Sheeko:Dalka Qiimeyn: 3 Bil Kadib, Maxaa Ka Qabsoomay Ballantii Madaxweyne Farmaajo Ee Cadaaladda? Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo waxaa uu 4-tii June ee sanadkan, Garoonka Koonis ka ballan-qaaday in uu 3 bil gudahood wax uga qaban-doono cadaaladda dalka, isaga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Qarax Ka Dhacay Degmada Afgooye Ee Sh/hoose Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax miino oo maanta ka dhacay degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose. Miino la sheegay iney dhulka ku aasneyd ayaa lagu qarxiyey askar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Kheyre Iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo u Ambabaxay Maraykanka Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa maanta oo Isniin ah waxa ay ka amba baxeen magaalada Muqdisho, iyaga oo kusii jeeday dalka Maraykanka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka K/galbeed Oo Taageertay Go’aankii Xulufada Sacuudiga Ee Qatar Maamulka K/galbeed ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray ku taageeray go’aankii dowladaha Sacuudiga iyo qaar kamid ah kuwa Khaliidka ku xayireen dowladda Qatar. War-saxaafadeedkan ayaa ku qornaa English, waxaana lagu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Xoojineysa u Gurmashada Dadka Ay Abaartu Saameysay Wasaaradda gargaarka ee Galmudug ayaa sheegtay in ay Labo jibbaari doonaan gurmad Bini’aadannimo ee la gaarsiinayo dadka ay abaaruhu asiibeen. Wasiir ku xigeenka wasaaraddaasi Mahad Maxamuud Cali oo wareysi siiyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Meydka Nin La Sheegay Inuu Is Deldelay Oo Laga Helay Galgaduud Meydka Nin la sheegay inuu is deldelay ayaa laga helay duleedka deegaanka Ceeldheere oo u dhaxeeya degmooyinka Dhuusmaareeb iyo Guriceel ee gobolka Galgaduud. C/raxmaan C/laahi Raage oo ah guddoomiyaha deegaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qof Lagu Diley Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dil habeenkii xalay ahaa Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug loogu geystay nin la shegay inuu kamid ahaa shaqaalaha wasaaradda maaliyadda ee maamulka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hailemariam Desalegn Oo Ka Hadlay Colaadda u Dhaxeysay Soomaalida Iyo Oromada Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa si kulul wuxuu uga hadlay rabshadaha kasoo cusboonaaday gudaha dalka Itoobiya kuwaasi oo u dhaxeeya Soomaalida iyo Oromada. Waxa uu sheegay in marka…