1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirrada Galmudug Oo Xaaf Ku Taageeray Go’aankii Xiisadda Khaliijka Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Xaaf ayaa kulan gaar ah uu maanta Cadaado kula qaatay golihiisa wasiirrada u sharaxay go’aankii xiisadda Khaliijka iyo arrimaha ka dhashay. Wasiir kulan fadhiyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Waxgaradka Cadaado “Caruurtiina Haddii Ay Hoos Joogaan Kuweenna Yaan Qoraxda Loo Saarin” Odoyaasha dhaqanka degmada Cadaado ayaa kulan ay yeesheen waxa ay kaga digeen qalalaase ka dhaca degmadaasi, waxaana ay ku baaqeen xasilooni siyaasadeed. Waxay odoyaashaan sheegeen in aysan aqbali doonin xasilooni…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Muxuu Madaxweyne Xaaf u Mamnuucay Kulamada Siyaasadeed Ee Ka Dhaca Cadaado? Warsaxaafadeed kasoo Baxay Madaxtooyada Galmudug ayaa Lagu Mamnuucay kulamada, gaar ahaan kuwa siyaasadda la xiriir ee aan fasaxa looga heysay maamulka. Warka qoraalka ah ayaa lagu sheegay in wasaaradda amniga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Xildhibaanno Sheegay Iney Ku Howlan Yihiin Xalinta Khilaafka Madaxda Maamulkaasi Xildhibaanno ka tirsan Galmudug ayaa sheegay inay ku howlan yihiin xallinta khilaafka madaxda sare ee maamulkaasi. Kulamo ayaa Cadaado uga soconaya madaxda u sarreysay sida Madaxweyne Axmed Ducaalle Xaaf, ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madoobe Oo Dhigaya Gogol Maamul Goboleedyada Uga Tashanayaan Xuquuqdooda Federaaliga Ah Madaxweynah Jubbaland Axmed Maxamed Islaam “Madoobe” ayaa ku baaqay in uu gogol u dhigo Kismaayo si loogu xaliyo khilaafka dalka ka jira ee dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada, isla…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Koonfurta Suudaan Oo Sheegay Inuu Ka Shaqeyn Doono Nabadda Madaxweynaha Koonfurta Suudaan Salva Ker ayaa sheegay inuu joogteynayo sidii uu dalkiisa ugu soo dabaali lahaa nabad gelyo, waxaa uu tilmaamay inuu ka xunyahay cabashada muwaadiniinta ee ku aadan sii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Caawa Ka Dhacay Degmada Warta Nabadda Ee Magaalada Muqdisho Qarax xooggan ayaa caawa waxa uu ka dhacay Isgoyska Cali Kamiin, degmada Warta Nabadda ee magaalada Muqdisho, kasi oo khasaare geystay. Warar kala duwan ayaa waxay kasoo baxayaan qaraxan waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Washington kula kulmay Madax ka tirsan Bangiga Adduunka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo isaga iyo wafdi uu hogaaminayo ku sugan yihiin dalka Maraykanka ayaa la kulmay Sarkaalka ugu Sarreeyo Fulinta Bangiga Adduunka, ayago…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Oo Muqdisho Kula Kulmay Ururada Bulshada Rayidka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan talo-wadaag ah la qaatay qaar kamid ah Ururrada Bulshada Rayidka ah ee dalka. Kulankan oo lagu xoojinaayey xiriirka wada shaqayneed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasare Ku Xigeenka Dalka Oo Kormeeray Isbitalka Digfeer Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna R/Wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta booqday Isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho. Wuxuna kormeer ku sameeyey qeybaha gargaarka deg degga, qololka iyo…