1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Booliiska Oo Soo Bandhigay Rag La Sheegay In Muqdisho Ku Daadin Jireen Warqado Lagu Cabsi Gelinayo Shacabka Taliska Booliiska Soomaaliyeed dugsiga Jeneraal Kaahiye ee magaalada Muqdisho waxay kusoo bandhigeen Seddex qof oo la sheegay in magaalada Muqdisho ay ku daadin jireen warqado dadka lagu qalqal gelinayo. Goobta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Wada Hadalka Waxa uu Joogaa In Laga Wada Hadlo Sidii Loo Wada Hadli lahaa Wararka naga soo gaaraya Galmudug ayaa sheegaya in xaaladda Cadaado ay tahay mid adag kadib markii la isku afgaran-waayey wada hadalka sidii loo wada hadli lahaa. Labada dhinac waxaa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Haweenka Mudug Oo Baaq u Direy Madaxda Galmudug Haweenka gobolka Mudug ayaa ka codsaday madaxda maamul goboleedka Galmudug inay khilaafkooda wada xaajood ku xalliyaan. Guddoomiyaha haweenka gobolkaasi Maymuun Cali Nuur ayaa ugu baaqday madaxda Galmudug iney eegaan aayaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Ku Dhaqan Degmada Qanasaxdheere Ee Baay Oo Gurmad Bini’aadannimo u Baahan Maamulka degmada Qansaxdheere ee gobolka Baay ayaa ka warbixiyay xaaladda nolosha ee qoysaska degmadaasi. Guddoomiyaha Qansaxdheere Aadan Cabdi Qooqane ayaa u sheegay Goobjoog in weli ay degmada dadka ku sugan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gedo: Waxgarad Eedeeyay Dowladda Kenya Odayaasha dhaqanka magaalada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa dowladda Kenya ku eedeeyay inay caado ka dhigatay duqeynta dadka shacabka ah. Nabadoon Faarax Hire Guhaad oo kusugan Baardheere ayaa Goobjoog u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Yaa Goobjoog Ka Ahaa Kulanka Madaxweyne Farmaajo Iyo Boqorka Sacuudiga? Sida ay qoreyso wakaaladda wararka Sacuudiga kulan looga hadlay xiriirka labada dal, iskaashiga iyo arrimaha gobolka ayaa waxaa arbacadii hoyga Nabadda ee magaalada Jidah ku yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya iyo Boqorka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Afti: Kurdiyiinta Oo 92% U Codeeyay Madaxbannaani Sida ay sheegayan guddiga doorashada gobolka Kurdistaan, 92% dadkii codkooda ka dhiibtay aftida waxaa ay u codeeyeen in gobolkaasi madaxbannaani ka qaato dalka Ciraaq. Inta badan, dalalka gobolka iyo adduunka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhaawacyada 7 Qof Oo Shacab Ah Oo La Gaarsiiyay Isbitaalka Degmada Baardheere, Gedo Ku dhowaad 7 qof oo ku dhaawacmay duqeymo diyaaradaha dagaalka Kenya ay ka geystay Gobalka gado ayaa maanta la gaarsiiyay degmada Baardheere. 6 qof ayaa Goobjoog loo xaqiijiyay in duqeymahani…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Xildhibaannadii Gaaray Cadaado Oo La Kulmay Xaaf Xildhibaanno ka tirsan Labada aqal ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta gaaray degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud, waxaana hoggaaminayey guddoomiye ku xigeena 1-aad ee aqalka sare Abshir Maxamed Axmed (Bukhaari)…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka AKHRISO:- Madaxda Maamul Goboleedyada Oo Ka Hadlay Arrimo Ay Kamid Tahay Xiisadda Galmudug Madaxda maamul goboleedyada Puntland, Jubbaland, K/galbeed, Hirshabelle iyo Galmudug ayaa qoraal ay si wadajir ah usoo saareen waxay kaga hadleen xiisadaha siyaasadeed ee ka jira Galmudug, go’aanka dowladda ka qaadatay…