3 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Ra’iisul Wasaaraha Oo Xarigga Ka Jaray Saldhigga Milatari Ee Turkiga Ka Furtay Muqdisho Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khare ayaa xarigga ka jaray Saldhigga Millateri ee Turkiga ka dhisay magaalada Muqdisho, kaasi oo lagu tababari doono Ciidanka Xoogga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Muwaadin Soomaaliyeed Oo Lagu Gubay K/Africa Burcad Koonfur Afrikaan ah ayaa xarun ganacsi oo ku taalla dalkaasi waxay ku gubeen muwaadin Soomaaliyeed, kaasi oo lagu magacaabayey C/laahi Maxamed Cali. C/laahi ayaa dukaankaan wuxuu ka ahaa waardiye,…
41 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Hindise Sharciyeedka La-dagaalanka Argagixisada Ee Golaha Shacabka Hor-yaallo Xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa September 23-keedii waxaa ay golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya hor-keentay hindise sharciyeedyo 15 ah uu ku jiro “Hindise Sharciyeedka La-dagaalanka Argagixisada”. Hadaba, Goobjoog News,…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Gaas Oo Sababaeeyay Taageeradoodii Xulufada Sacuudiga Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa sababeeyay sababihii maamulkooda uu ku taageeray xulufada Sacuudiga iyo waxa ay kaga soo horjeesteen dowladda Qatar. Waxa uu sheegay ugu horreyn in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Dowladda Oo Lagu Eedeeyay Iney Ku Howlan Tahay Burburinta Maamulka Galmudug Siyaasi ka soo jeeda Galmudug ayaa dowladda dhexe ku eedeeyay inay ku howlan tahay sidii ay ku burburn lahayd maamulkaasi. Axmed Shire Falagle oo horay u soo noqday wasiir ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Nabadoon Axmed Diiriye Oo Madaxda Galmudug Ugu Baaqay Xasilooni Siyaasadeed Nabadoon Axmed Diiriye Cali oo kamid ah waxgaradka Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa kasoo jeeda Galmudug ayaa ugu baaqay madaxda Galmudug iney la yimaadaan xasilooni siyaasadeed. Nabadoonka oo wareysi siiyey Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Guddoomiyaha Cusub Ee Galgaduud Oo Sheegay In Uu Wax Ka Qabanayo Amniga Iyo Abaaraha Guddoomiyaha cusub ee maamulka gobolka Galgaduud Nuur Axmed Xasan oo wareysi siiyey Goobjoog News, ayaa sheegay in uu la imaan doono isbedallo shaqo oo gobolka ah. Guddoomiyaha ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: K/galbeed Oo Ku Eedeysay Dowladda Dhexe Isku Dirka Xildhibaannada Maamulkaasi Maamulka K/galbeed ayaa ku eedeeyay dowladda Federaalka Soomaaliya iney waddo qorshe ay isugu direyso xildhibaannada baarlamaanka ee maamulkaasi. Wasiirka Dastuurka ee maamulkaasi, C/laahi Sheekh Xasan oo la hadlay Goobjoog News,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Ka Digtey Weeraro Al-shabaab Ka Geystaan Mandheera Dowladda Kenya ayaa ka digtay suurtagalnimada weeraro ay dagaalyahannada Al-shabaab ka geystaan magaalada Mandheera ee gobolka NFD. Waxay dowladani sheegtay iney jirto cabsi ku aadan weeraro ka dhaca Mandheera iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tobaneeyo Qof Oo Ku Geeriyootay Duqeyn Ka Dhacday Suuriya Tobaneeyo rayid ah oo is kugu jira caruur iyo haween ayaa ku dhintay duqeymo cirka ah kuwaas oo laga fuliyey goob ay u suganyihiin mucaaradka hubeysan ee magaalada Idlib waqooyi…