1 daqiiqo Sheeko:Dalka Deegaan Hoos Taga Cadaado oo Ceel Biyood Laga Hirgeliyay Wasiirka tamarta iyo biyaha dowlad Galmudug Maxamud Cabdi Axmed iyo Guddoomiyaha Degmada Cadaado Cabdullaahi cabdiraxmaan ”Tootole” ayaa si wada jir ah u xarigga uga jaray Ceel laga hirgaliyay degaanka Wad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka Pakistan Oo Cayriyay Ra’iisulwasaare Imran Khan Baarlamaanka dalka Pakistan ayaa codka aqlabiyadda ah kalsoonidii kala noqday ra’iisulwasaarihii dalkaas Imran Khan, kadib mooshiin ka dhan ah xukuumaddiisa oo loo soo gudbiyay golaha. Mooshiinkaan oo ay hormuud u…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuse Biixi : Shacabka Muqdisho Waan U Mahad Celinayaa Madaxweynaha Somaliland Muuse Biiix Cabdi ayaa ka hadlay lacagtii dhowaan ay fasaxday dowladda federalka, taas oo uu amray ra’iisulwasaaraha dalka, waxaana uu uga mahadceliyay tallaabada uu qaaday Maxamed Xuseen Rooble,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federalka iyo Beesha Caalamka oo Ka Shiray Dhibkii Ka Dhacay Suuqa Hargaysa Ra’iisalwasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa maanta guddoomiyay shir u dhaxeeyay dowladda federalka iyo beesha caalamka, waxaana diiradda lagu saaray musiibadii ka dhacday suuqa Hargaysa. Waxaana intii uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Faysal Cali Waraabe: Rooble Sidii Caydiid Noogu Hiiliyay Ayuu Noogu Hiiliyay Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCIDd Somaliland Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay lacag uu fasaxay Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, taas oo aheyd deeq caalami ah oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisulwasaare Rooble iyo Muuse Biixi oo Khadka Kuwada Hadalay Ra’iilsawasaaraha xukuumadda federalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa wadahada dhanka khadka Taleefoonka wuxuu la yeeshay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, waxaana uu la wadaagay sida uu uga xun yahay musiibadii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rooble oo Amray Fasixitaanka Lacag Somaliland Horay Looga Xayiray Ra’iisulwasaaraha xuuumadda federalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku dhawaaqay in sida ugu dhaqsiyaha badan loogu fasaxo Somaliland lagac gaarayso $11,700,000, taas oo la xayiray sanadkii 2018-kii. Ra’iisulwasaare Roole ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Wararkii Ugu Dambayey Khasaaraha Dabka Suuqa Waaheen Duqa magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland Cabdikariin Mooge ayaa warbaahinta u sheegay in 48-saac ee la soo dhaafay dabkii ka kacay suuqa Waaheen ee magaalada Hargeysa uu ka dhashay khasaaro…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Boris Johnson oo Ballan Qaad u Sameeyey Ganacsatadii Hantida Ku Waysay Suuqa Hargaysa Ra’iisal Wasaaraha dalka Ingiriiska Boris Johnson oo ka hadlayey dabkii habeenimadii xalay ka kacay suuqa weyn ee magaalada Hargeysa ee Waaheen ayaa sheegay inuu ka xun yahay dhibaatada ka dhalatay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biixi Oo Hal Milyan Ugu Deeqay Dadkii Ku Hanti Beelay Suuqa Waaheen Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa kulan degdega isugu yeedhay ganacsatada waaweyn iyo rugta ganacsiga Somaliland iyo xubnaha guddida heer qaran ee loo igmaday masiibada dabkii baaxadda lahaa ee xalay…