1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Qodobadii Ay Ku Heshiiyeen Somaliland Iyo Khaatumo Magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland waxaa heshiis ka kooban 10 qodob ku kala saxiixday maamullada Somalilan iyo Khaatumo State. Qodobada heshiiska ayaa waxaa kamid ahaa arrimo ku aadan hannaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Faah Faahin Dheeraad Ah Oo Laga Helayo Qaraxii Galabta Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa qatax gaari oo maanta ka dhacay wadada Makka Al-mukarrama ee magaalada Muqdisho. Gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa ayaa la dhigay meel wadada dhinaceeda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Miisaaniyadda Galmudug Oo La Ansixiyay Kulanka maanta ee Xildhibaannada maamulka Galmudug ayaa ansixiyay miisaaniyadda, miisaaniyadda oo aheyd 6da bil ee sanadka ugu dambeysa, waxaa lagu waramayaa in aqlabiyad lagu ogolaaday. Kulanka oo ay fadhiyeen 50…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Ku Xigeenka Koowaad Ee Baarlamaanka Somaliland Oo La Doortay Xildhibaannada baarlamaanka Somaliland ayaa maanta waxa ay doorteen guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee baarlamaanka maamulkaasi. Kulanka xildhibaannada waxaa shir guddoominayey guddoomiyaha baarlamaankaasi Baashe Maxamed Faarax, waxaana soo xaadiray 71 mudane.…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Xukuumadda Xasan Kheyre Xaq Uma Laha In Ay Xog Ka Qariso Shacabka Iyo Warbaahinta Xukuumadda Ra’isul wasaare Xasan Khayre oo ka jawaabeysa jaha-wareerkii iyo qaskii ku saabsanaa kala hadalkii mas’uuliyiinta dowladda ee arrintii Bariire ayaa soo saartay go’aan layaab leh oo ku saabsan xiriirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Faderaalka Oo Wasiirrada Ku Caburineysa In Aaney La Hadlin Warbaahinta Ra’isul wasaare ku xigeenka dowladda federaalka ah Mahdi Maxamed ayaa qoraal uu soo saaray ku amray wasiirrada dowladda federaalka ah in isticmaalka baraha bulshada, Idaacadaha iyo Telefishinada ay u baahan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaaf “Wasaarad Boorso Lagu Wataa Ma Jireyso” Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf oo ka hadlay arrimo badan ayaa ugu horreyn sheegay in maamulkiisa uu ku dedaalayo ka shaqeynta dib u dejin loo sameeyo qoysaskii ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Booliiska Cadaado Oo Faah Faahiyey Howlgallo Ay Sameeyeen Taliska booliiska degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey howlgal ballaaran oo ay ka sameeyeen degmadaasi iyo deegaanno kale oo gobolka ah. Taliyaha saldhigga Booliiska…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 2 Qof Oo Lagu Diley Gobolka Mudug Rag hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxay dad xoolo dhaqato ah ku dileen deegaanka Cali-waal ee gobolka Mudug. Inta la xaqiijiyey Labo qof ayaa weerarkaasi ku geeriyootey, qof kalena dhaawac…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xarumaha Ganacsiga Degmada Afgooye Oo Saakay Dib Loo Furay Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose, saakay oo Axad ah ayaa waxay sheegayaan in dib loo furay dhammaan xarumaha ganacsiga ee degmadaasi, kuwaasi oo maalintii shalay ahaa…