1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Duufaankta Harfi Oo Magaalooyin Cusub Khatar Ku Heysa Madaxda gobolka Texas ee dalka Mareykanka ayaa sheegay in hal qof uu ku geeriyooday dabeysha Harfi, taasi oo ah dabeyshii ugu weyneyd ee ku dhufta gobolka muddo ka badan 50…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xulafada Sacuudiga Oo Qirtay Iney Rayid Ku Dileen Duqeyn Ka Dhacday Sanca Si ka duwan dilkii ay xulafada Sacduudiga u geysteen Soomaalidii qaxootiga aheyd ee Xudeyda, Sacuudiga iyo xulafadiisa waxaa ay qirteen in ay Sanca ku dileen 14 rayid ah. War Saxaafadeed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha oo la kulmay Danjiraha Midowga Yurub ee Bariga Africa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre, ayaa maanta la kulmay Danjiraha Midowga Yurub u qaabilsan Barigga Africa, Alexandar Rondos iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Ah Oo Ka Tacsiyeysay Dhacdadii Bariire, Guddi Baaritaanna U Saartay Ra’isul wasaare ku xigeenka Soomaaliya Avv. Mahdi Axmed Guuleed (Khadar) ayaa shir jaraa’id uu ku qabtay magaalad Muqdisho waxaa uu ka hadlay shirar caasimadda ka socday saacadihii la soo dhaafay,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo: Maxkamad Xukun Ku Riddey Sideed Eedeysane (Sawirro) Maxkamadda darajada Koowaad ee gobolka Mudug ayaa maanta oo Sabti ah waxay xukunno kala duwan ku riddey 8 qof oo dambiyo kala duwan ku eedeysanaa. Kaaliyaha maxkamadda Maxamed Jaamac Diirshe…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirada Galmudug Oo Codka Kalsoonida Ah Ka Helay Baarlamaanka Xildhibaannada baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa maanta oo Sabti ah waxay codka kalsoonida ah siiyeen golaha wasiirada ee dhowaan uu soo magacaabay madaxweyne Xaaf. Kulanka baarlamaanka Galmudug waxaa soo xaadirtay 57…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Guddi u Saartay Dhacdadii Bariire Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa guddi waxay u saartay dhacdadii shalay ka dhacday deegaanka Bariire ee Shabellaha Hoose, halkaasi oo lagu diley dad shacab ah. Wasiirka amniga gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya,…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Casharrada Laga Bartay Rayidkii Lagu Dilay Bariire 24-kii ee la soo dhaafay waxaa Muqdisho la hadal hayey 10-kii qof ee rayidka ahaa ee Ciidamada dowladda federaalka ah iyo kuwa Mareykanka ah ay ku dileen beer ku taallo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Xildhibaan Ku Baaqay In Degdeg Wax Loogu Qabto Dadku Ay Abaartu Saameysay Xildhibaan Axmed Yuusuf Xasan oo kamid ah mudanayaasha baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa ku baaqay in si degdeg ah wax looga qabto xaaladda abaareed ee ka jirta deegaannada Galmudug. Waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Ahlu-sunna Oo Sheegtay Iney Diyaar u Tahay Wadahadal Ay La Gasho Galmudug Maamulka gobollada dhexe ee Ahlu-sunna Waljameeca ayaa sheegay iney diyaar u yihiin wadahadallo ay la galaan Galmudug, islamarkaana lagu helayo wax walbo oo bulshada dan u ah. Ku xigeenka hoggaamiyaha…