2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Kheyre oo la kulmay Madaxa qeybta Siyaasadda ee Qaramada Midoobey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa la kulmay Madaxa qeybta Siyaasadda ee Qaramada Midoobey Jeffrey D. Feltman oo Muqdisho soo gaaray, isagoo dhinaca kale kulan…
7 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Soomaaliya Oo Ku Jirto Gumeysi Nooc Kale Ah, 6 Meel Ayaa Laga Heystaa!! Gumeysiga, Madaxbannaandida iyo xuriyadda aan ka hadleyno waa mid ka duwan micno ahaan sida loo yaqaano taariikhiyan ee ahaa: in dalka aanu gacan shisheeye ku jirin iyo in dal weliba…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qatar Oo Safiirkeeda Dib Ugu Celineysa Magaalada Dahran Dowladda Qatar ayaa waxay dib ugu celisay Safiirkeeeda magaalada Dahraan ee caasimadda Iran si uu u qabsado hawlihiisa diblomaasiyadeed sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Qabanqaabada Doorashada Madaxweynaha Hirshabelle Oo Ka Socota Jowhar Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha dhexe ayaa waxay sheegayaan in halkaasi aad looga dareemayo qabanqaabada loogu jiro doorashada madaxweynaha Hirshabelle. Waxaa dib u habeyn lagu bilaabay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Baaq Nabadeed Oo Loo Direy Galmudug Iyo Ahlu-sunna Mid kamid ah siyaasiyiinta gobolka Galgaduud ayaa ku baaqay in la joojiyo colaadda gobolkaas ka soo cusboonaatay ee u dhaxeysa maamullada Galmudug iyo Ahlu-sunna. Cabdi Maxamed Axmed oo mar soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Xiisad u Dhaxeysa Galmudug Iyo Ahlu-sunna Oo Laga Soo Sheegayo Galgaduud Xiisad dagaal oo u dhaxeysa maamullada Galmudug iyo Ahlu-sunna Waljameeca ayaa laga soo sheegayaa in saakay ay ka jirto deegaanno kamid ah gobolka Mudug. Ciidamada Ahlu-sunna ayaa la xaqiijiyey iney…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Nabadoon Lagu Diley Degmada Afgooye Ee Sh/hoose Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dil habeenkii xalay ahaa degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose loogu geystay mid kamid ah nabadoonnada sida aadka looga yaqaannay degmadaasi. Rag ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Kheyre “Ciidanka Asluubtu Waa Astaanta Caddaaladda iyo Nabadda” Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa kormeer shaqo ku tagey gelinkii danbe ee maanta Xabsiga dhexe ee Xamar, halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Xoosh Oo La Kulmay Madax Ka Socotay UNSOM Iyo UNDP Masuuliyiinta Sare ee Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu ugu horeeyo Wasiir Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil, Wasiir Ku-Xigeenka Mudane Xuseen Cilmi, iyo Agaasimaha Guud Maxamed Abuukar Zubeeyr ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka Galmudug Oo Deegaan Kala Wareegay Ahlu-sunna Iyo Xiisad Ka Jirta Galgaduud Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa ciidamo ka tirsan Galmudug oo la wareegay deegaanka Mareergur ee gobolka Galgaduud, halkaasi oo ay maamulayeen ciidamada Ahlu-sunna Waljameeca. Ciidamadan la wareegay deegaankaan…