5 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Saamaynta Dagaalka Ruushka iyo Ukraine Uu Ku Yeeshay Sicirka Maciishadda! Waxaa maalmaha sare u kac laga dareemayaa qiimaha shidaalka iyo cuntada iyada oo sabab looga dhigayo dagaalka Ruushka iyo Ukrain, abaarta, Covid 19 iyo arrimo kale. Goobjoog News ayaa kormeer…
8 daqiiqo Sheeko:Dalka DALKEENA WUXUU U BAAHAN YAHAY CIIDAN QARAN OO BADBAADIYA! Qalinka: Abukar Albadri Tani waa farriin ka socota muwaadin Soomaaliyeed oo ay danqeyso xaaladda ay ku sugan yihiin Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed xilli uu dalkeena baahi aad weyn u qabo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Muuse Biixi oo U Ambabaxay Mareykanka Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa galabta u dhoofay wadanka Mareykanka, waxaana wafdiga madaxweynaha kamid ahaa xubno wasiirro ah oo ka tirsan xukuumaddiisa, iyagoo ku hakaday…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobey: Lacag Looma Hayo Abaarta Soomaaliya Qaramada Midoobey ayaa todobaadkan sheegtay in aaney wax lacag ah u aheyn abaarta ka jirta Soomaaliya, iyaga oo sabab uga dhigay in laguu sii jeedo dagaalka Russia-Ukraine. Soomaaliya oo ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dab Dhaliyey Khasaare oo Ka Kacay Guri Ku Yaalla Xaafadda Howlwadaag Ee Baladweyne Dab oo xoogan oo khasaare hantiyadeed dhaliyey ayaa waxaa uu maanta ka kacay guri ku yalla xaafadda Howlwadaag ee magaalada Ba;adweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan, waxaana markii dambe lagu guulaystay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya oo War Kasoo Saartay Qiima Kororka Shidaalka Dowladda Soomaaliya ayaa war kasoo saartay qiimo kororka ku yimid Shidaalka nuucyadiisa kala duwan, kaas oo bilihii ugu dambeeyey laga dareemayaey, waxaana wadayaasha gaadiidku ay ka cabanayeen sare kaca ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dardargalinta Gurmadka Abaaraha oo Laga Shiray Ra’iisulwasaare ku-xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa guddoomiyay maanta shir ay yeesheen Guddiga Qaran ee Gurmadka Abaaraha, waxaana diiradda lagu saaray dardargelinta gurmadka la samaynayo. Guddiga gurmadka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Ciidamo Gadoodsan iyo Xiisad Ka Taagan Baladweyne. Waxaa aad u kacsan xaaladda magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan kadib markii ay xiisad ka dhalatay kursi kamid ah kuraasta golaha shacabka in loo xiray shaqsi gaar ah. Ciidamo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Sucuudiga Oo Deeq Raashin ah Ku Wareejisay Dowladda Soomaaliya Dowladda Suciidiga ayaa maanta dowladda Soomaaliya waxaa ay ku wareejisay deeq loogu talogalay dadka Abaaraysan, waxaana dowladda Soomalaiya deeqda u guddoomay Ra’iisal Wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed, kadib munaasab…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hormuud Telecom oo ku guuleysatay billadda GLOMO Awards Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud Telecom ayaa markii ugu horreysay waxa ay ku guuleysatay Abaalgudka Hal-abuurka Shirkadaha Moobaylka ugu wanaagsan, taageeridda xaaladaha degdegga ah iyo Gargaarka baniaadamka oo sanadkan lagu qabtay magaalada…