1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaaraha Ka Dhashay Qarax Caawa Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax maqribkii caawa ka dhacay wadada Makka Al-mukarrama ee magaalada Muqdisho, kaasi oo geystay khasaare isugu jirta dhimasho iyo dhaawac. Gaari walxaha qarxa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirro, Xildhibaanno Iyo Waxgarad Sheegay In Ay Xiriirka U Jareen Maamulka Hirshabeelle Shirweynaha wada tashiga ee mid ka mid ah beelaha dega gobolka Hiiraan oo ay ka soo qeyb galeen siyaasiyiinta, aqoon yahanka, ganacsatada, dhalinyarada, haweenka iyo qurbajoogta ka soo jeeda beesha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada AMISOM Oo Faarujiyey Leego, Sh/hoose Ciidamada AMSIOM ee ku sugnaa deegaanka Leego ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa la sheegayaa in goor dhow ay faarujiyeen guud ahaan deegaankaasi. Mas’uul ka tirsan maamulka Sh/hoose kana gaabsaday in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Oo Magacaabay Lataliyaashiisa Gaarka Ah Iyo Guddiga Qaran Ee Taakuleynta Ciidanka Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi farmaajo ayaa soo saaray wareegto uu ku magacaabay Guddiga Qaran ee Taakulaynta Ciidamada. Sidoo kale Madaxwaynuhu waxa uu soo saaray wareegtooyin uu ku…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Hanti Dhowraha Guud Ee Qaranka Oo La Magacaabay Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa arrimaha kulanka looga hadlay waxaa ka mid…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Ra’iisul Wasaaraha Oo Ciidanka Qalabka Sida Ku Amaanay Xasilinta Dalka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Mudane Xasan Cali Kheyre oo weheliyaan Wasiiro ka tirsan Xukuumadda, ayaa maanta ka qeyb galay kulanka ciidamada Qalabka Sida, isagoo ku ammaanay Xasilinta Dalka kuna dhiirigeliyey inay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Boosaaso: Ammar Laga Soo Saaray Qaadashada Lacagta Shilin Soomaaliga Maamulka Gobolka Bari, kan Boosaaso iyo wasaaradda maaliyadda maamulka Puntland ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Boosaaso waxay go’aan kaga gaareen isticmaalka lacagta shilin Soomaaliga. Shirkaan oo saacado qaatay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Ku Eedeeyay Guddoonka Baarlamaanka Arrinta Wasiir Xoosh Falanqeeye Faysal Rooble oo ah aqoonyahan deggan dalka Maraykanka ayaa sheegay in khilaafka ka dhex taagan xildhibaannada golaha shacabka qaarkood iyo wasiirka Dastuurka ay tahay arrin barmadow ku ah guddoonka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Caalim “8-da Kursi Horay Maxkamadda Ayaa U Dhaarisay” Diblumaasi Maxamed Maxamuud Caalim ayaa sheegay in guddoomiyaha maxkamadda sare uu dhaariyay 8-da kursi ee hadda maxkamaddu diidan tahay. Wareysi uu siiyay Goobjoog News ayuu ku sheegay in arrinta la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-shabaab Oo Diley Saddex Qof Oo Kenyan Ah Dagaalyahanno ka tirsan Xarakada Al-shabaab ayaa lagu soo waramayaa in gelinkii dambe ee shalay ay dileen Seddex ruux oo Kenyan ah, kuwaasi oo ku sugnaa deegaanka Yongoro oo ka tirsan…