2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Ra’iisul Wasaaraha Oo Kormeeray Kaydka Raashinka Ee Ciidanka Soomaaliyeed Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Xooga dalka Soomaaliya Sareeyo Gaas Axmed Maxamed Jimcaal (Cirfiid) ayaa galabta booqday xarunta kaydka raashinka ee ciidanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Bayle Oo Xildhibaannada Uga Mahadceliyey Ansixinta Miisaaniyadda 2017 Wasiirka Maaliyadda Xukuumada Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxman Ducaale Bayle oo maanta ka qayb galay kulankii golaha Shacabka ayaa uga mahadceliyey ansixinta Miisaaniyada qaybta ka hartay sanadka 2017-ka. Wasiirka balanqaaday in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Yuusuf Cabdulle oo Loo Magacaabay Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Iyo Warshadaha Galmudug Warqad kasoo baxday Xafiiska madaxweynaha Galmudug, Axmed Ducaale Geelle Xaaf, ayaa lagu magacaabay guddoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Galmudug Axmed Yuusuf Cabdulle. Warqaddan oo kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha 15-kii July,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka DHAGEYSO: Dowladda Oo 42 Arday Waxbarasho Ugu Qaadeysa Shiinaha Wasaaradda waxbarashada xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in dalka Shiinaha ay waxbarasho ugu qaadi doonaan 43 arday oo kamid ah ardaydii ugu sarreysa ee Imtaaxaankii shahaadiga ee dugsiga sare 2016-2017. Wasiirka…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Bangiga Adduunka Oo Farmaajo Hordhigay 8 Qodob Oo Lagu Kordhin Karo Dhaqaalaha Soomaaliya Bangiga adduunka oo warbixin ka soo saaray dhaqaalaha Soomaaliya todobaadkan waxaa uu ka deriyay guud ahaan heerka dhaqaalaha dalka, gaar ahaanna dakhliga xukuumadda iyo siyaasad la’aanta heysata dowladda federaalka ah,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wakiillada Somaliland Oo Doortay Guddoomiye Cusub, Waa Kuma? Golaha wakiillada Somaliland ayaa maanta guddoomiye cusub u doortay Baashe Maxamed Faarax kadib markii uu helay codkii ugu badnaa ee aqalka. Golaha oo ay maanta joogeen 67 Xildhibaan isla markaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Maamulka Xudur Oo Sheegay Iney Dileen Dagaalyahanno Ka Tirsan Al-shabaab Maamulka degmada Xudur ee gobolka Bakool ayaa sheegay in guullo ay ka gaareen howlgallo ka dhan ah Al-shabaab oo ay ka sameeyeen degmadaasi iyo deegaanno kale oo ku dhow. Guddoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DHAGEYSO: Deegaanno Ka Tirsan Mudug Oo Laga Soo Sheegayo Xaalad Aadag Oo Dhanka Nolosha Ah Wararka ka imaanaya deegaanka Xero Dhagaxley ee gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay ka jirto xaalad adag oo dhanka nolosha ah. Qaar kamid ah dadkaan oo la hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DHAGEYSO: Maamulka Leego Oo Ka Walwalsan Amniga Deegaankaasi Maamulka deegaanka Leego ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa walwal ka muujiyey amniga degmadaasi, oo Jimcihii lasoo dhaafay ay isaga baxeen ciidamada dowladda Federaalka iyo kuwa AMISOM. Guddoomiyaha deegaankaasi Abukar C/laahi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mas’uuliyiin Ka Tirsan Maamulka Degmada B/xaawo Oo Xabsi Laga Sii Daayay Maxkamadda ciidamada Jubbaland ayaa xabsiga kasii deysay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka degmada B/xaawo, kuwaasi oo loo haystay dilka Afar qof oo dhowaan lagu diley degmadaasi. Guddoomiyaha degmada B/xaawo, ku xigeenkiisa…