1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdi Qeydiid Oo Noqday Guddoomiyaha Guddiga Dastuurka Baarlamaanka, Faroole Ayuu Ka Adkaaday Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeydiid ayaa noqday guddoomiyaha guddiga dastuurka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya kadib markii uu tartan uga adkaaday Senator Cabdiraxmaan Faroole. Codeynta 10 Xildhibaan oo labada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka AKHRISO: Magacyada Wasiirada Cusub Ee Maamulka Puntland Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta magacaabay golahiisa wasiirada cusub, kadib markii wasiiradii hore ay kalsoonida kala laabteen golaha wakiilada ee maamulkaasi. Wasiirada la magacaabay guud…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Bajaajlayaasha Muqdisho Oo Dhigey Dibadbax Cabasho Ah Darawaladda kaxeeya mootooyinka Saddex Lug leh ee loo yaqaan Bajaaj, ayaa waxay maanta oo Isniin ah dibadbax ballaaran ka dhigeen magaalada Muqdisho, gaar ahaan taalada Daljirka daahsoon. Dibadbaxan ayaa ahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DHAGEYSO: Madaxweyne Gaas Oo Magacaabay Golahiisa Wasiirada Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa magacaabay golahiisa wasiirada cusub. Wasiiradan ayaa ka kooban 53, oo isugu jira wasiiro, ku xigeenno iyo wasiiru dowleyaal, waxaana ku jira xubno…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka MAQAL: Maamulka Khaatumo Oo Labo u Qeybsamay Maamulkaa Khaatumo ee madaxweynaha u yahay Cali Khaliif Galeyr ayaa hadda Labo dhinac u kala qeybsamay, kadib markii uu cirka isku shareeray khilaafka ka dhaxeeya maamulkaasi. Xildhibaanno ka tirsan Khaatumo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Galmudug Oo Baaq u Dirtey UNICEF Mas’uuliyiin ka tirsan hay’adda badbaadada caruurta ee UNICEF oo Cadaado yimid ayaa kulan la qaatay madaxda Galmudug, waxaana ay ka wada hadleen arrimaha horumarinta caafimaadka iyo daryeelka carruurta oo badankood…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DHAGEYSO: Xaaladda Caruurtii Ku Dhaawacantay Qaraxii Ugu Dambeeyay Ee Ka Dhacay Muqdisho Saddex caruur ah oo ku dhaawacmay 4-tii bishan qarax ka dhacay wadada Makka Al-mukarrama ee magaalada Muqdisho ayaa hadda waxay yihiin kuwo u baahan gurmad caafimaad. Caruurtaan iyo hooyadood oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wariye Lagu Xirey Garoowe Ciidamada ammaanka magaalada Garoowe ayaa habeenkii xalay ahaa waxa ay magaaladaasi ku xireen wariye Cumar Saciid Maxamed oo kamid ah suxufiyiinta ka howlgala magaaladaasi, dhanka kalena ah xoghayaha warfaafinta ururka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Weerar Ka Dhacay Afghanistaan Oo Ay Dad Ku Dhinteen Mas’uuliyiin u hadlay xukuumadda Afghaanistaan ayaa waxay sheegeen in 5 qof ay ku dhinteen weerar ay kooxo hubeysan ku qaadeen bar coontarool oo ku taallo waqooyiga Afghanistan. Afhayeen u hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Mas’uuliyiin Ka Tirsan Wasaaradda Dastuurka Iyo Madaxda Ururada Bulshada Rayidka Oo Kulan Yeeshay Shir u dhaxeeyay Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaliya iyo Ururada Bulshada Rayidka ayaa ka dhacay Xarunta Wasaaradda, shirka ayaa ahaa mid loogu diyaar garoowayo shir afar maalin socon…