1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageysi: Halkee Ayuu Marayaa Wadahadalka u Dhaxeeya Beelihii Ku Dagaallamay Cadalle, Sh/dhexe? Maamulka degmada Cadalle ee gobolka Shabellaha dhexe ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey wadahadalka u dhaxeeya beello walaalo ah oo dhowaan ku dagaallamay deegaanno ku dhow degmadaasi. Guddoomiye ku…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Khaatumo: Cabdalle Heybe(Cago-Lule) Oo Madaxweynaha Khaatumo Sheegtay Oo La Hadlay Goobjoog Xildhibaanno ka tirsan Khaatumo oo ka soo horjeeda siyaasadda Cali Khalif Galery ayaa todobaadkan madaxweyne u doortay Cabdalle Maxamed Haybe (Cago-lule), taasi oo keentay in Buuhoodle wada joogaan labo madaxweyne…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Puntland Iyo Galmudug Oo Xaqiijiyey Iney Ka Go’an Tahay Nabad Ku Wada Noolaanshiyaha Mudug Madaxda maamullada Puntland iyo Galmudug ayaa sheegay iney ka dhabeynayaan nabad ku wada noolaanshiyaha bulshada ku nool gobolka Mudug oo marar badan isku dhacyo dhexmaraan. Madaxweyne ku xigeenka Puntland C/xakiin…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka DHAGEYSO: Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Ka Hadlay Qabyaaladda Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in qabyaaladda ay dhibaato badan u geysatay dalka, burburkii dalka soo marayna uu sabab u noqday in dadku ay aqbalaan waxyaabo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Natiijada Horudhaca Ah Ee Doorashada Kenya Waxaa meel gabagabo ah maraya tirinta cododka doorashadii shalay ay shacabka Kenya u dareereen, iyadoo ay soo baxayaan natiijooyin horudhac ah. Sida laga soo xigtay guddiga doorashada Kenya ayaa sheegaya…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Ka Hadlay Sida Dowladda Ku Kordhin Karto Daqliga Gudaha Barlamaanka Soomaaliya ayaa maalmo kahor meel mariyay miisaaniyada Dowlada Federaalka Soomaaliya ee sanadka 2017-ka. Miisaaniyada Dowlada ay meel marisay ayaa la sheegayaa in ay ka badan tahay miisaniyadihi hore ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaaraha “Hawada Dalkeena In Ay Maamulaan Dhallinyaro Soomaaliyeed Waa Astaan Muujineysa Soo Celinta Qaranimada” Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda J.F.S Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka qeyb galay kulan ay soo diyaarisay Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada, oo la tashi lagula yeelanayay Wasaaradaha Gaadiidka ee Maamullada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Buuq Hareeyay Kulan Ay Lahaayeen Xildhibaannada Somaliland Kulan maanta oo Talaado ah ay magaalada Hargeysa ku lahaayeen xildhibaannada baarlamaanka maamulka Somaliland ayaa hareeyay buuq, iyadoo xildhibaannada qaar ay gacanta iskula tageen. Xildhibaannadan buuqooda ayaa salka ku haya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-shabaab Oo Gaadiid Kale Kasoo Qaafashay Gudaha Kenya Xarakada Al-shabaab ayaa lagu soo waramayaa in Labo gaadiid ay kasoo qafaasheen gudaha Kenya, kuwaasi oo laga lahaa dalkaasi. Gaadiidkan ayaa marayey sida la tilmaamay deegaanka Cumar Jilacow oo ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 7 Xaqiiqo Oo Ku Saabsan Doorashada Kenya Dalka Kenya waxaa ka socota doorasho guud, waxaa jira arrimo badan oo xiiso badan oo akhristayaasheena ay tahay in ay la socdaan. Doorashadan waxaa ku tartamaya illaa 15,000 murashax, lixda…