1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Gaari Oo Caawa Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa ayaa caawa waxa uu ku qarxay Wadada Makka Al-mukarrama ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan inta u dhaxeysa Isgoyska Dabka iyo shaqaalaha. Gaarigan ayaa la…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirada Oo Ansixiyey Labo Hidise Sharciyeed Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre. Arrimaha kulanka looga hadlay ayaa waxaa ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka IOM: 180 Muhaajiriin Ah Oo Hadda Lagu Daadiyay Badda Yemen Hey’adda socdaalka adduunka IOM ayaa sheegeysa in goordhaw 180 qof oo muhaajiriin lagu daadiyay badda u dhaxeysa Soomaaliya iyo Yemen. 5 ka mid ah dadkaasi waa ay dhinteen, 50-na waa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirrada Puntland Oo La Ansixiyay Baarlamaanka maamulka Puntland ayaa goordhaw waxaa uu ansixiyay golaha wasiirrada ee xukuumadda madaxweyne Cabdiweli Gaas. 61 Xildhibaan ayaa codka kalsoonida siisay xukuumadda halka 3 Xildhibaan diideen, arrintaas kadib waxaa Xildhibaannada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Kusoo Kordhay Doorashada Kenya? Natiijada horudhaca ah ee doorashada Kenya ayaa tilmaamaysa in uu ku horreeyo madaxweynaha hadda talada haya Uhuro Kenyatta. Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in degaannada qaar xildhibaannadii la siiyay warqadihii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Madaxweyne Cosoble Oo Lagu Eedeeyay Siyaasad Xumo Xildhibaan ka tirsan Hirshabeelle ayaa sheegay in madaxweynaha maamulkaasi uu cagta saaray fashil siyaasadeed. Xildhibaan Nuur Xaashi Warsame oo saaka la hadlay Goobjoog FM ayaa sheegay in madaxweynaha Hirshabeelle Cali…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waa Sidee Xaaladda Deegaannadii Ay Ku Dagaallameen Ciidamada Roobow Iyo Kuwa Al-shabaab? Deganaanshiyo aan cago badan ku taagneyn ayaa saakay oo Khamiis ah laga soo sheegayaan deegaannada Abal iyo Yabaal oo ka tirsan gobolka Bakool, kuwaasi oo shalay ay ku dagaallameen ciidamo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 50 Muhaajiriin Ah Oo Soomaali Ku Jiraan Oo Qasab Loogu Maasheeyay Badda Yemen Illaa 50 qof oo Soomaali iyo Itoobiyaan isugu jira ayaa la sheegayaa in qasab loogu maasheeyay badda u dhaxeysa Soomaaliya iyo Yemen, badda tirada lagu daadiyay waa 120 qof, sidaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka John Kerry: Lama Jabsan Karo Qalabka Doorashada Kenya Ugu yaraan 5 qof ayaa ku dhimatay rabashada ka dhacay doorashada Kenya, arrintan waxaa ay ka dambeysay kadib markii mucaaradka sheegeen in doorashada madaxtinimada lagu shubtay. Rabshadaha ayaa dhacaya xilli…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaalka Mukhtaar Roobow Iyo Al-shabaab Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal maanta deegaanka Abal ee gobolka Bakool ku dhexmaray dagaalyahannada Al-shabaab iyo kuwo taabacsan Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur. Dagaalka ayaa bilowday kadib markii…