1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Xildhibaanno Diyaariyey Mooshin Ka Dhan Ah Madaxweynaha Hirshabelle Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka maamulka Hirshabelle ayaa sheegay in mooshin ay ka diyaariyeen madaxweynahooda Cali Cabdullaahi Cosoble. Xilhibaan Cumar Maxamed oo kamid ah xubnaha wada mooshinkaan ayaa u sheegay Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaare Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Pakistan Qarax ka dhacay Pakistan waxaa ku dhintay 15 qof,halka ay ku dhaawacmeen 32 kale,qaraxaan oo ka dhacay gobolka Balochistan. Qaraxaan waxaa uu ka dhacay meel laga raaco basaska oo ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 24 Qof Oo Ku Geeriyootey Rabshado Ka Dhacay Kenya Guddiga qaranka xuquuqul insaanka Kenya ayaa sheegay 24 qof ay dileen ciidamada ciidamada booliska tan iyo markii ay bilowdeen rabshadaha lagu diidanaa in Kenyatta uu ku soo baxo doorashada madaxtinimo.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: K/galbeed Oo Hub Ku Wareejisay Mukhtaar Roobow Maamulka K/galbeed ayaa sheegay in hub ay ku wareejiyeen Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur sidoo kalena ay ciidan u geeyeen si ay uga difaacaan Al-shabaab. Afhayeenka maamulkaan Nuuradiin Yuusuf Abukar…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta Caalamiga Ee Dhallinyarada Oo Laga Xusay Muqdisho Magaalada Muqdisho Waxaa Maanta lagu qabtay Munaasabada Xuska Maalinta Caalamiga ah ee dhalinyarada Adduunka. Munaasabada Waxaa ka qeyb galay Ra’isal Wasaare ku xigeenka Dalka, Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada iyo Cayaaraha Masuuliyiin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hirshabelle: AMISOM Oo Tabobar Siin Doonta Ciidamo Booliis Ah AMISOM ayaa sheegay in ay bilaabi doonaan tabobar ay siinayaan ciidamo Booliis ah kuwaasi oo ka tirsan maamulka Hirshabelle. War kasoo baxay AMISOM ayaa lagu sheegay in tirada Booliiska la…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Dib u Furtay Wadada 26-ka Juun Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah waxay dib u furtay wadada 26-ka Juun ee loo yaqaan Shaqaalaha, taasi oo muddo u xirneyd arrimo amni. Maamulkaa gobolka Banaadir oo…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Hindise Sharciyeedka Isgaarsiinta Qaranka…Qodobbada Ugu Muhiimsan Sharcigan isgaarsiinta qaranka oo ka soo gudbey Wasiirrada iyo golaha shacabka, haatanna maraya aqalka sare, waxaa uu ka kooban yahay 70 qodob, waxaana ugu muhiimsan dhismaha hey’adda isgaarsiinta qaranka iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Xasan Oo Ku Wajahan Degmada Xudur Madaxweynaha maamulka K/glabeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa la filayaa in maanta oo Sabti ah uu tago degmada Xudur ee gobolka Bakool. Warar ay Goobjoog News ka heshay madaxtooyada Baydhabo,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka K/galbeed: Wasiir Sheegay Iney Garab Siin Doonaan Mukhtaar Roobow Wasiirka amniga maamulka K/galbeed Xasan Xuseen Maxamed ayaa sheegay in ka maamul ahaan ay ka barbar dagaallami doonaan Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo weeraro kala kulmaya Al-shabaab. Wasiirka oo…