1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Mooshinka Ka Dhanka Ah Madaxweynaha Hirshabelle Ee Loo Gudbiyey Guddoonka Baarlamaanka Mooshin ay ku qoran yihiin magacyada 72 xildhibaan oo Hirshabelle ah, qaarkoodna saxiixan ayaa waxaa loo gudbiyey guddoonka baarlamaanka ee maamulkaasi. Uljeedka mooshinkaan ayaa ah xil ka qaadista madaxweynaha Hirshabelle…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mukhtaar Roobow Oo Caawa Ku Hoyana Magaalada Muqdisho Gelinkii dambe ee maanta waxaa Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho kasoo degtay diyaarad siddey Sheekh Mukhtar Roobow Cali Abuu Mansuur oo saakay isku soo dhiibey dowladda Federaalka Soomaaliya.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka oo kulan wadatashi ah la yeelatay Maamulka G/Banaadir Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan wadatashi ah oo ku saabsanaa hanaanka dib-u-eegista Dastuurka la yeelatay Maamulka Gobolka Banaadir. Kulanka oo ay ka soo qaybgaleen Gudoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Oo Sheegay In Dalka Laga Ciribtiray Cudurka Dabeysha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku dhawaaqay in cudurka dabaysha laga cirib tiray guud ahaan dalka muddadii sadexdii sano ahayd ee lasoo dhaafay. Madaxweyne Farmaajo oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Hanti Dhowraha Guud Oo Xilka La Wareegay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa ka qayb-galay munaasabad uu xilka kula wareegayay Hanti dhowraha cusub ee Soomaaliya Maxamed Maxamuud Cali (Afgooye) oo dhawaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Ciidamo Xoog Ku Galay Qusuliyadda Cadan Si Qunsulka Looga Eryo Wararka ka imaanaya Qunsuliyadda guud ee Cadan ayaa waxay sheegayaan in ay isku haystaan safiirka Soomaaliya u fadhiya C/laahi Xaashi Shuuriye iyo Qunsulka guud ee cadan Axmed Suudaani. Ciidamo Yemeni…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka In Ka Badan 10 Wasiir Oo Iska Casishay Maamulka Hirshabelle Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in ay is casileen in ka badan 10 wasiir oo ka tirsan maamulka Hirshabelle. Wasiirada is casilay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Khayre “Dalkan Mustaqbal buu leeyahay, Dhalinyaraduna Waa Milkiilayaasha Dalka” Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka qeybgalay xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu xusayey Maalinta Dhalinyarada Adduunka oo ay soo qabanqaabisay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoysas Hor Leh Oo Ka Baracay Deegaannada Galmudug Ee Ay Abaarta Saameysay Wasaaradda arrimaha gudaha ee maamulka Galmudug ayaa sheegtay in abaarta ka jirta deegaannada maamulkaasi ka arrimiyo ay sababtay in qoysas badan ay ka barakacaan guryahooda. Cumar Maxamed Diiriye, wasiiru dowlaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur Oo Is Dhiibay Warar goor dhow ay heshay Goobjoog News, ayaa waxay sheegayaan in Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur uu isku dhiibay maamulka K/galbeed iyo dowladda Federaalka Soomaaliya. Wadahadal saacado badan qaatay…