1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobow Oo Saxaafadda La Hadlay, Caddeeyayna Mowqifkiisa (Akhriso) Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo Labo cisho kahor isku soo dhiibay dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhow wuxuu saxaafada kula hadlay magaalada Muqdisho. Mukhtaar ayaa sheegay in uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cosoble Oo Gaaray Jowhar Cali C/laahi Cosoble, oo shalay xildhibaanno kamid ah baarlamaanka Hirshabelle ka qaaden xilka madaxweynenimo ayaa maanta gaaray degmada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe. Cosoble oo ay wehlinayaan wasiiro ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaare Ka Dhashay Gaari Lagu Rasaaseeyay Muqdisho Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay gaari ay saarnaayeen dad shacab ah oo maanta lagu rasaaseeyay nawaaxiga Isbitaalka Digfeer, degmada Hodon ee magaalada Muqdisho. Dabley hubeysan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Roob Ka Da’ay Muqdisho Oo Biyo Dhigay Waddooyin Muhiim Ah Magaalada Muqdisho waxaa saakay illaa xalay saq dhexe ka da’ayay roob si xiriir ah u socday, kaasi oo biyo dhigay waddooyin badan oo magaalada ah. Roobkan ayaa ka hooray waddooyinkii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Iskuulka 15 May Oo Dib Loo Furay, Lacag La’aan Ayaa Lagu Dhigan Doonaa Waxaa Isniintii dib loo furay Iskuulka 15 May, Iskuulkan oo Macalimiin Masaari ah wax ka dhigi doonaan, waxaa caruurta wax lagu bari doonaa lacag la’aan. Si wada jir ah ayey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Samiira Oo Baaq u Dirtay Hirshabelle Xildhibaan Samiira Xasan Cabdulle oo kamid ah mudanyaasha golaha shacabka ee baarlamaanka, lagana soo doortay Hirshabelle ayaa baaq xasilooni siyaasadeed ah u dirtay maamulkaasi. Samiira oo la hadashay Goobjoog News…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Sharci Darro Ku Tilmaamay Xil Ka Qaadistii Cosoble Wasiirka warfaafinta Hirshabelle Mahad Xuseen ayaa sharci darro ku tilmaamay xil ka qaadistii ay shalay xildhibaannada maamulkaasi ku sameeyeen madaxweynahoodii Cali Cabdullaahi Cosoble. Wasiir Mahad oo la hadlay Goobjoog News,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Xoosh Oo La Kulmay Wafdi Ka Socday Midowga Yurub Wasiirka Arrimaha Dastuurka ee Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa xafiiskiisa maanta ku qaabilay Danjiradda Midowga Yurub (EU) u fadhisa Soomaaliya Veronique Lorenzo iyo masuuliyiin kale oo ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Dalka “Dhibaatooyinkii jiray waxay nabareen casharo nagu filan” Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta ka qayb galay kalan lagu soo bandhigayay Xog laga soo aruuriyay ka qayb galayaashii shirkii Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya kaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Afhayeenka Ciidanka Xoogga Dalka Oo La Magacaabay Taliyaha Ciidamada xoogga dalka ayaa waxaa uu Cabdullahi Iiman Cynte u magacaabay afhayeenka ciidamada xoogga dalka Soomaaliya, arrintan ayaa timid kadib wareegto xafiiskiisa ka soo baxday. Halkan Ka Akhriso, Wareegtada:…