6 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda, Ma Qaab Qabiil Ayaa Loogu Shaqeeyaa? Akhriso In Wasaaradda Xaquuqul Insaanka Ay Qalad Gashay Iyo In Kale! Todobaadkan wasaaradda haweenka iyo arrimaha xaquuqul Insaanka Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa boggeeda Internet-ka ku xayeysiisay jagooyin ka bannaan Guddiga Madaxa Banaan ee Xuquul Insaanka, iyada oo shuruudaha codsadaha ku soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikh Nololeedka Marxuum Cabdiraxmaan Jaamac Barre Waxaa magaalada San Diego, California ee dalka Maraykanka ku geeriyoodey wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya C/raxmaan Jaamac Barre. Taariikh Nololeedka: Cabdiraxmaan Jaamac Barre: Cabdiraxmaan Jaamac Barre, waxaa uu ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askar Kenyan Ah Oo Lagu Diley Gaarisa Wararka ka imaanaya magaalada Gaarisa ee gobolka NFD ayaa waxay sheegayaan in qarax ka dhacay duleedka magaalasaasi uu sababay khasaare kala duwan oo soo gaaray ciidamo Kenya ah. Gaari ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Cismaan Barre Muxuu Ka Yiri Xil Ka Qaadistii La Sheegay In Lagu Sameeyay Guddoomiyaha baarlamaanka maamulka Hirshabelle Cismaan Barre Maxamed oo la hadlay warbaahinta ayaa waxbo kama jiraan ku sheegay xil ka qaadis ay habeenkii xalay ahaa sheegeen iney ku sameeyeen xildhibaanno ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Madaxtooyada Hirshabelle Oo Lagu Doortay Guddoomiye Baarlamaan Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka maamulka Hirshabelle islamarkaana taageersan madaxweynihii xilka laga qaadey ee maamulkaasi ayaa kulan ay ku yeesheen madaxtooyada Jowhar waxay ku doorteen guddoomiye cusub oo baarlamaan, waxayna sheegeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka C/raxmaan Jaamac Barre Oo Ku Geeriyoodey Maraykanka Waxaa magaalada San Diego gobolka California ee dalka Maraykanka xalay ku geeriyoodey Allaha u naxariistee wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya C/raxmaan Jaamac Barre. Marxuumka ayaa la xaqiijiyey in maalmihii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika Oo Ugu Baaqay Caalamka In Kaalmooyin Lagaarsiiyo Dalka Sirerra Leone Guddoomiyaha midowga Afrika Muuse Faki Maxamed ayaa dowladaha caalamka ugu baaqay in kaalmooyin la gaarssiyo dalka Sierra Leone si looga hortago dhibaatooyinka ay geysteen fatahaadaha ku dhuftay waddankaas, waxaana illaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Iran Ku Canaantay Arrimaha La Xiriira Tijaabada Gantaalada Iyo Taageerada Argigixisada Ergeyga Mareykanka ee Qaramada Midoobey Nikki Haley, ayaa waxaa ay sheegtay in Iran ay qaadeyso mas’uuliyadda, sawaariikhda ay tijaabineyso, argigixisada ay taageryso iyo arrimaha xuquuqul Insaanka ay iska dhaga tirto.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xogta Goobjoog: Magafeyaashii Laga Soo Qabtay Koonfurta Suudaan Oo Laga Sii Daayey Xabsiyada Muqdisho 3(saddex) magafeyaal ah oo dadka Soomaalida ah si muqalasnimo ah ugu tahriibin jiray dalalka Uganda, Labada Suudaan iyo Libya, lacagna ka qaadan jiray oo ay qabteen ciidamada Koonfurta Suudaan, loona…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DHAGEYSO: Cosoble Oo Sheegay Inuu Weli Yahay Madaxweynaha Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble, madaxweynihii Hirshabelle ee shalay xilka ay ka qaadeen xildhibaannada baarlamaanka maamulkaasi ayaa sheegay in weli si sharci ah uu ku joogo xafiiska. Wuxuu sheegay in sharci darro…