1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qatar Oo Ka Walaacsan Amniga Muwaadiniinteeda Inta Ay Gudanayaan Acmaasha Xajka Dowladda Qatar ayaa waxay walaac ka muujisay nabadgalyada muwaadiniinteeda inta ay ku suganyihiin Sacuudi Carabiya oo ay gudanayaan acmaasha Xajka,ka dib markii la isku furay xadka labada dal. Wasiirka arrimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Iyo Djibouti Oo Galay Heshiisyo Dhanka Boostada Iyo Isgaarsiinta Ah Dowladdaha Soomaaliya iyo dalka Jabuuti ayaa kala saxiixday Heshiis dhanka Isgaarsiinta ah waxaana uu ka dhacay Magaaladda Jabuuti ee xarunta dalka Jamhuuriyadda Jabuuti. Heshiiskani ayaa waxaa uu la xiriiraa sidii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah-faahin: Dilka Guddoomiyaha Garsoorka Xiriirka Kubadda Cagta Ee Soomaaliya Waxaa xalay cishihii xaafadda Xamar Bile ee Muqdisho lagu dilay guddoomiyihii waaxda garosoorka xiriirka kubada cagta Soomaaliyeed. Gudoomiyaha Garsoorayaasha Soomaaliyeed mudane Cusmaan Diraac ayaa Dabley hubeysan waxay ku dileen Degmada…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Cali Cabdullahi Cosoble: Nin Keligiis Cidlo Taagan Madaxweynihii hore ee Hirshabeelle Cali Cabdullahi Cosoble waxaa uu ku jiraa rag iska dhicis iyo rafasho siyaasadeed isaga oo dhinac walbo weerar ku ah, qoraal uu soo saarey maanta waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gobolka Banaadir Oo Dalbanaya In 25% Laga Siiyo Dakhliga Dekadda Xamar Guddoomiyaha iyo duqa magaalada Muqdisho Thabit Cabdi Maxamed oo maanta ka qeyb-galay shirka golaha wasiirrada ayaa ka codsaday in kor loo qaado dakhliga ay gobolka ka helaan dekadda Xamar. Guddoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Villa Somalia: Hogaamiye Al-shabaab Ah Iyo 6 Kale Ayaan Dilney Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay in ciidamada dowladda iyo kuwoo ka socda dalal ay saxiibo yihiin weerar ka geysteen degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe. War Saxaafadeed goordhaw…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirada Oo Ansixiyey Sharciga La Dagaalanka Argagaxisada Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre. Arrimaha kulanka looga hadlay ayaa waxaa ka mid…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Puntland Mowqif Kama Qaadan Karto Arrimaha Dibadda, Waana Danbi, Sharci-yaqaanno Maamul goboleedka Puntland ayaa arbacadii soo saaray war saxaafadeed ay ku sheegayaan mowqif ay ka qaateen xiisadda Khaliijka, iyaga oo si cad ula saftay dalalka Sacuudiga iyo Imaaraadka, oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Xildhibaanno Ka Baxay Garabka Cosoble Magaalada Jowhar ee caasimadda Hirshabeelle ayaa waxaa ka soconaya kulamo siyaasadeed oo lagaga hadlayo aayaha maamulkaasi. Iyadoo dhowaan baarlamaanku ay cod aqlabiyad leh xilka kaga qaadeen madaxweynihii Hirshabeelle Cali Cabdullaahi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Puntland Oo Dagaal Ugu Hanjabtay Somaliland Maamulka Puntland ayaa Somaliland ugu hanjabay dagaal haddii aysan joojin arrimaha doorashooyin ee ka soconaya gobollada Sool iyo Sanaag. Wasiirka warfaafinta Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo la hadlay Goobjoog…