1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Cali Khaliif Oo Reer Khaatumo Kala Hadlay Dagaallada Soo Noqnoqday Madaxweynaha maamulka Khaatumo, Cali Khaliif Galeyr ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay dagaallada kusoo noqnoday deegaannada maamulkaasi ka arrimiyo, gaar ahaan degmada Buuhoodle. Waxa uu sheegay in hubkan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaali Lagu Xirey Jasiiradda Malta Ciidamada Booliiska Jasiiradda Malta ayaa lagu soo waramayaa iney Xireen Labo nin oo Soomaali ah, kuwaasi oo ku edeysan iney dambi ka galeen dalkaasi. Howlgal ay ciidankaan sameeyeen ayaa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo u Ambabaxay Masar Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa saakay oo Axad ah waxa uu u ambaxay magaalada Qaahira ee dalka Masar. Madaxweynaha oo casumaad ka helay dhiggiisa dalkaasi ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Daahir Ciirro “Gaas Masalaxaddiisa Gaarka Ah Ayuu La Ciyaarayaa” (Dhageyso) Siyaasi Daahir C/qaadir Muuse Ciirro oo la hadlay Goobjoog News, ayaa sheegay in madaxweynaha Puntland aanu xaq u lahayn inuu ka hadlo masiirka guud ee umadda Soomaaliyeed iyo inuu farogishto…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Xildhibaan Hirshabelle Ah Oo Sheegay In Xil Ka Qaadistii Cosoble Kadib Ay Qabteen Shaqooyin Badan Xildhibaan Mukhtaar Xasan oo kamid ah mudanayaasha baarlamaanka ee maamulka Hirshabelle ayaa sheegay in isbedal shaqo ay sameeyeen wixii ka dambeeyey xil ka qaadistii Cosoble. Waxa uu tilmaamay Xildhibaanka oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Kulan Dhiirogelin Ah Oo Loo Qabtay Ciidanka Isku Dhafka Ee Gaalkacyo Madasha is dhexgalka dhallinyarada magaalada Gaalkacyo ayaa qabtay kulan ay ku dhiirogelinayeen ciidamada Booliiska isku dhafka ah ee magaaladaasi. Waxaa kulankaan ka qeybgalay saraakiil ciidan, Waxgarad, aqoonyahanno, iyo sidoo kale…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Ka Wada Bariire Wararka saakay oo Axad ah ka imaanaya deegaanka Bariire ee gobolka Shabellaha Hoose, ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay howlgallo ballaaran ka wadaan ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya. Ciidamadan ayaa baaraya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Ciraaq Oo Daacish Hordhigtay Iney Qaataan Labo Arrin Midkood Ciidamada Ciraaq ayaa waxay bilaabeen hawlgal Millatari kaasi oo dib ugu soo ceshanayaan magaalada Tal Afar, taasi oo ah magaalo weyn oo ay gacanta ku hayaan ururka Daacish. Ra’iisulwasaaraha Ciraaq…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin Laga Helayo Khasaaraha Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Sh/hoose Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax Miino oo maanta ka dhacay duleedka deegaanka Bariire ee Sh/hoose, kaasi oo geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Gaari Dameer oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Kusoo Kordhay Xaaladda Deegaanka Bariire Ee Sh/hoose? Degaanshiyo ayaa laga dareemayaa deegaanka Bariire ee gobolka Shabellaha Hoose, halkaasi oo saakay ay la wareegeen ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM. Dadkii ku sugnaa deegaankan ayaa la sheegay…