1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Afgooye Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal habeenkii xalay ahaa degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose ku dhexmaray ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab. Dagaalka ayaa bilowday kadib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waa Sidee Xaaladda Degmada Cadaado Oo Shalay Lagu Dagaallamay? Wararka ka imaanaya degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in halkaasi saakay oo Isniin ah laga dareemayo xaalad deganaanshiyo ah. Dagaal u dhaxeeyay ciidamada Nabad sugidda iyo maleeshiyaad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Doorashooyinka Somaliland Oo Ka Qabsoomaya Sool iyo Sanaag Gobollada Sool iyo Sanaag waxaa ka soconaya ololaha doorashada Somaliland, waxaana imaanayay maalmihii dambe madaxda iyo masuuliyiinta axsaabta siyaasadeed ee Somaliland. Guddiga doorashada ayaa iyana booqanayay degaanno ka tirsan gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump Ayaa Soo Bandhigay Istiraatiijiyaddiisa Cusub Ee Ku Aadan Afghanistaan Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa soo bandhigay Istiraatiijiyadda cusub uu ka yeelanayo dalka Afghaanistaan, iyada oo ay muuqato isweydiimo weyn oo ku saabsan tirada ciidamada Mareykanka ah eek u sugan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Khayre “Culimadu Door weyn Bey Ku Leedahay Hoggaaminta Bulshada” Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta kulan la qaatay Culumada Soomaaliyeed oo uu kala hadlay sidii loo xoojin lahaa doorka culumada ee dib u dhiska…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Soomaaliya Oo La Kulmay Safiirka Dalka China Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khader) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dalka China u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Mr Qin Jain,waxayn ka wada hadlayn habkii loo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Xoosh Oo La Kulmay Guddiga Baarlamaanka Ee La Socodka Dib u Eegista Dastuurka Wasiirka Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo ay wehliyeen Agaasimaha Guud iyo La-taliyayaal ka tirsan Wasaaradda ayaa maanta la kulmay Guddiga Baarlamaanka ee La-socodka Dib-U-Eegista…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Daawo Sida Madaxweyne Farmaajo Loogu Soo Dhaweeyay Madaxtooyada Masar Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa haatan ku sugan madaxtooyada Masar halkaasi oo soo dhaweyn heer sare loogu sameeyay. Madaxweynaha Masar Cabdifitaax Al-sisi ayaa soo dhaweeyay Farmaajo, waxaa loo tumay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Ah Oo Ogolaatay Shaqo Ka Ceyrinta Cali Cosoble Qoraal uu soo saarey wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka ah Cabdi Faarax Saciid(Juxa) ayey dowladda federaalka ah ku ogolaatay go’aanka baarlamaanka Hirshabeelle ka gaareen madaxweynahii hore Cali Cosoble. Dowladda waxaa…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Tunis: Madaxweyne Sibsi Oo Simmaya Dhaxalka Ragga & Haweenka, Akhriso Xusuusta Soomaaliya Madaxweynaha Tunis Baaji Qaa’id Sibsi ayaa todobaadkii hore dalbaday in isbadal lagu sameeyo sharciyada dalkaasi gaar ahaan dhaxalka iyo guurka, isaga oo soo jeediyay in la simmo dhaxalka raga iyo…