1 daqiiqo Sheeko:Dalka Koonfurta Sudan Oo Ballanqaadday In Ay Ilaalin Doonto Ammaanka Shaqaalaha Gargaarka Madaxda Suudaanta Koofureed ayaa waxay sheegeen in ay ilaalin doonaan xilna ay iska saari doonaan ammaanka Shaqaalaha u shaqeeya hay’adaha gargaarka iyo kuwa xuquuqul insaanka. Arrintaan ayaa waxay ku sheegeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Liiska Golaha Wasiirada Ee Galmudug Madaxweynaha Galmudug, Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa magacaabay golahiisa wasiirada oo ka kooban 52. Halkaan hoose ka akhriso liiska:
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Kheyre Oo Imtixaan Deeq Waxbarasho u Furay Laba Kun Iyo Afar Boqol Oo Arday Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta imtixaan deeq-waxbarasho ah u furay 2,400 oo arday kuwaas dhamaysatay waxbarashada heerka dugsiga sare, isla markaana ka soo baxay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Madaxweynaha iyo Sheekha Al-Azhar Oo Ka Wada Hadlay Kordhinta Deeqaha Waxbarashada Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalinkii labaad booqasho ku jooga dalka Masar ayaa maanta tagay Xarunta Al-Azhar Al-Shariif ee magaalada Qaahira, halkaas oo sii diirran uu ugu soo dhaweeyey Imaamka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xaaf Oo Magacaabay 52 Wasiir Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducalle Geelle Xaaf, ayaa magacaabay golahiisa wasiirada oo ka kooban 52 xubnood. Wasiirada la magacaabay ayaa ka kooban 22 wasiir, 22 ku xigeen iyo 8 wasiiru…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka GAAR AH: Goobjoog Oo Wareysi Dhinacyo Badan Taabanaya La Yeelatay Wasiiru Dowlaha Horumarinta Caalamiga Ah Ee Biritain Wasiiru dowlaha horumarinta caalamiga ah dalka Biritain ahna wasiirka Afrika u qaabilsan dalkaa ayaa wareeysi gaar ah uu siiyey Goobjoog faaf-faahin ka bixiyey siyaasadda Dowladda Birtain ay ku wajaheyso Soomaliya…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Madaxtooyada Masar Oo Qoraal Ka Diyaarsiyay Muhiimadda Booqashada Madaxweyne Farmaajo Hey’adda Isticlaamaadka ee hoostagta madaxtooyada Masar ayaa warbixin dheer ka diyaarisay booqashada madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo uu ku jooga dalka Masar iyo ahmiyadeeda. Booqashadii Ugu Horeysay Ee Farmaajo: Hey’adda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaahira: Qodobada Ay Ka Wada Hadleen Farmaajo Iyo SISI Oo Dhameystiran Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo axaddii booqasho rasmi ah ku tagay caasimadda Masar ee Qaahira, ayaa madaxtooyada shir kula qaatey dhiggiisa Masar Cabdifitaax Al-sisi. Soo dhaweyn iyo salaam sharaf…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hirshabelle: Xildhibaanno Taageeray Go’aankii Dowladda Ee Arrimaha Doorashada Maamulkaasi (Dhageyso) Xildhibaano ka tirsan maamulka Hirshabelle ayaa soo dhaweeyay go’aankii shalay kasoo baxay wasaaradda arrimaha gudaha Xukuumadda Soomaaliya kaasi oo ahaa in Soddon cisho gudahood lagu soo doorto madaxweynihii hogaamin lahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Sheegtay In Saacado Kadib Ay Bilaabayaan Howlgallo Ka Dhan Ah Al-shabaab Dowladda Kenya ayaa sheegtay in saacadaha soo aadan ay Kenynta Boni ee ismaamulka Lamu ka bilaabi doonaan howlgallo ka dhan ah dagaalyahannada Al-shabaab. Agaasinka dhanka howlgallada ee Kenyta Boni, Joseph…