1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: 2 Qof Oo Ku Geeriyootey Dagaal Ka Dhacay Buuhoodle Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal khasaare geystay oo maanta ka dhacay degmada Buuhoodle ee gobolka Togdheer. Maleeshiyaad kala taageerayey maamullada Khaatumo iyo sidoo kale Somaliland ayaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Hoggaanka Bulshada Rayidka Galmudug Oo La Doortay Wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa magaalada Cadaado uga ka qeyb galay doorashada hogaanka ururada bulshada rayidka maamulkaasi 50 ruux oo ka kooban qeybaha kala duwan ee bulshada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdiqaasim Salaad: Dalkeenna Meel Nooga Fiican Ma Heleyno, Ee Dowladda Ha Lala Shaqeeyo Mudane Cabdiqasim Salaad Xasan, madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa sheegay in uu jeclaan lahaa in uu ku noolaado gudaha Soomaaliya. Mr. Qaasim oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qof Shacab Ah Oo Lagu Dilay Degmada Jowhar, Sh/dhexe Wararka naga soo gaaraya degmada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe, ayaa waxay sheegayaan in rag ku hubeysnaa ay dileen nin shacab ah. Ninka la dilay ayaa lagu magacaabayey Cabdalla…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Ceyrinta Steve Bannon Kadib, Sababo Ku Tusinaya In Donald Trump uu Yahay Seef Labood!! Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump waxaa uu noqdey dad cun caadi ah iyo seef labood, midkii cunay raggiisa, ma tixgeliyo taariikh iyo dad ay isla qariibeen, waxaa uu aqalka cad mid…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Koonfurta Suudaan: 35 Tarhiibayaal Soomaali Ah Oo Safaaradda u La’dahay Lacagtii Lagu Soo Celin Lahaa 35 Tahriibayaal Soomaali ah oo ku xiran magaalada Jubba, Koonfurta Suudaan ayaa sugaya in dowladda federaalka ah u fududeyso Ticket iyo duulimaad lacag la’aan ah. Tahriibayaashan oo u socdey dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska Maraykanka Oo Toogtay Soomaali Madaxa Looga Jirey Ciidamada Booliiska ee dalka Maraykanka ayaa la sheegay iney toogteen muwaadin Soomaaliyeed, kaasi oo la xaqiijiyey in dhimirka uu la’aa. Muwaadinka la diley ayaa lagu magacaabayey Xuseen Xasan, waxaana la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Baaq u Direy Xildhibaannada Hirshabelle Waxgaradka ku dhaqan deegaannada Hirshabelle ayaa ugu baaqay xildhibaannada baarlamaanka maamulkaasi iney soo doortaan madaxweyne isbedal keeni kara oo laga fiirsado cid walbo oo la dooranayo. Nabadoon C/raxmaan Jimcaalle oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Xildhibaan Xaashi “Cosoble Waa Nin Daad Qaaday Xumbo Qabsay” Xildhibaan Nuur Xaashi oo kamid ah mudnayaasha baarlamaanka maamulka Hirshabelle ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey kulamo ay magaalada Jowhar kula qaateen wasiirro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya. Waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo AMISOM Oo La Wareegay Deegaanka Bariire Sh/hoose Wararka saakay oo Sabti ah ka imaanaya gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garabsanaya kuwa AMISOM ay Al-shabaab kala wareegeen deegaanka Bariire ee gobolkaasi.…