2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Madaxweyne Xaaf “Waa Muhiim In La Tirokoobo Barakacayaasha” Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa sheegay iney muhiim tahay tirakoob lagu sameeyo qoysaska abaaruhu saameeyeen, kahor inta aysan soo gaarin Galmudug gargaar loogu talogalay in lagu caawiyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Qalabeynta Ciidanka Isku Dhafka Ee Mudug Oo Heer Gabogabo Ah Mareysa Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland C/xakiin Xaaji Cumar Camey ayaa sheegay in dhammaad uu marayo qalabeynta ciidanka isku dhafka ah ee loo sameeyay magaalada Gaalkacyo ee gobola Mudug. Camey ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Xiisad Dagaal Oo Laga Soo Sheegayo Deegaanno Kamid Ah Mudug Wararka saakay oo Khamiis ah ka imaanaya gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay ka jirto xiisad dagaal oo u dhaxeeysa dad xoolo dhaqato ah kuwaasi oo kasoo kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Dowladda Oo Loogu Baaqay Iney Dalka Ka Dhaqan Geliso Sharciga Burcad Badeedda Dowladda federaalka waxaa ku adag inay lasoo wareegto maxaabiista burcad badeednimada ugu xiran caalamka iyadoo dowladdu aysan lahayn sharciga burcad badeedda ee la yiraahdo (Piracy Low). Agaasimihii hore ee la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sacuudiga: Boqor Salmaan Oo Amray In Dadka Qatar U Dhashay Xajka Yimaadaan, Diyaaradana Diraya Boqorka Sacuudi Carabiya Salmaan Binu Cabdi Caziiz ayaa sheegtay in laga cafiyay xujeyda Qatar u dhalatay dhammaan waxyaabihii lagu xiri jiray sida marinta Salwa. BoqorkaSacuudiga Salmaan ayaa sheegay in magaalada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre “‘’Waa Inaan u Wada Guntannaa Dhammaanteen Dhismaha Dalkeena” (Sawirro) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Maanta xarigga ka jaray dhismaha Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare oo dib-u- habeyn ballaaran lagu sameeyey, isagoo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Waxbarashada Oo Dib Usoo Ceshaneysa Dhammaan Xarumaheedii Wasiirka waxbarashada ee xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Daahir Cismaan ayaa sheegay in dhammaan goobaha waxbarashada ay sida gaarka ah hadda loo haysto ay dowladda ku dedaalayso sidii dadka looga saari lahaa,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baydhabo: Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukunno Kala Duwan Riddey Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta waxay xukunno kala duwan ku riddey askar ka tisarn ciidanka dowladda oo dambiyo kala duwan lagu soo eedeeyay. Seddexdaan askari ee maanta xukunka ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisadda Hirshabeelle: Baarlamaanka Oo Dhisay Guddiga Doorashada Madaxweynaha Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa maanta dhisay illaa 7 xubin oo mas’uul ka noqon doona doorashada madaxweynaha Hirshabeelle oo la filayo iney dhacdo muddo bil gudaheed ah. Wararka ka imaanaya Jowhar ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsade Soomaaliyeed Oo Lagu Diley Koonfur Afrika Burcad Koonfur Afrikaan ah ayaa magaalada Durban ee dalkaasi waxay ku dileen muwaadin Soomaaliyeed oo halkaasi ganacsi ku haystay. Wararku waxay sheegayaan in burcaddan ay xoog kusoo galeen dukaankaasi, waxaana…