3 daqiiqo Sheeko:Dalka Yemen: Qunsulka Soomaalida Ee Cadan Oo Lagu Eedeeyay Baad, Sameynta Warqado Been Ah Iyo Amar Diido Ilo ku dhaw safaaradda Soomaaliya ee dalka Yemen oo Goobjoog News la hadlay ayaa waxbo kama jiraan ku tilmaamay sheegashada qunsulka Axmed Suudaan oo ahaa in isaga iyo qunsuliyadda la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Ka Dhacay Duleedka Magaalada Kismaayo Ciidamada Maamulka Jubbaland oo ay wehlinayeen AMISOM iyo saraakiil la sheegay iney Maraykan ahaayeen ayaa weerar waxay kala kulmeen dagaalyahanno Al-shabaab ah, kaasi oo ka dhacay duleedka magaalada Kismaayo ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Ka Dhacay Wadada Aadda Garoonka Aadan Cadde Ee Muqdisho Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax gaari oo goor dhow ka dhacay wadada aadda garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, kaasi oo geystay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka QM: Malaayiin Ku Dhibateysan Soomaaliya, Yeman, Nigeria iyo Koofurta Suudaan Ka dib markii uu ka digay golaha ammaanka ee qaramada midoobay dhibaatada ka dhalan karta macluusha ku faaftay wadamada Yeman, Somalia, Nigeria iyo Koofurta Suudaan iyada oo wali ay sii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska AMISOM Oo Looga Digey Iney Dhibaateeyaan Shacabka Taliyaha ciidamada Booliiska AMISOM ayaa ku amray ciidanka uu taliyaha u yahay in ay si wanaagsan ula shaqeeyaan shacabka Soomaaliyeed, isaga oo uga digey in dhibaato ay u geystaan shacabka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas Oo Magacaabay Wakiilka Puntland Ee Finland Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto ku magacaabay wakiilka maamulkaasi ee dalka Finland. Cabdifitaax Cabdullaahi Jaamac (Janagale) ayaa loo magacaabay xilkaan, waxaana Gaas uu u rajeeyay shaqsigan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Beenisay In Deegaannadeeda Lagu Sameyo Lacago Been Abuur Ah Maamulka Puntland ayaa waxbo kama jiraan ku sheegay warar mudooyinkaan dambe la isla dhexmarayay islamarkaana ku saabsan in deegaannada maamulkaasi ay yaallaan makiinado lagu daabaco lacag been abuur ah. Wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanno Sheegay Iney Ka Go’an Tahay Xil Ka Qaadista Cosoble Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka maamulka Hirshabelle ayaa sheegay in marnaba aanay dib uga laaban doonin mooshinka xil ka qaadista ah ee ay ka keeneen madaxweynaha maamulkaasi. Maxamed Baashir oo iska…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciraaq: Askar Ka Dhimatay Mareykanka Ciidamada Mareykanka ah ayaa waxay sheegeen in labo askari oo Mareykan ah lagu dilay dalka Ciraaq shan kalana lagu dhaawacay, laakin dadka ay dhibaatada soo gaartay uma geysan cadawga, ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Weerar Lagu qaaday Maqaayad Ku Taallo Burkina Faso Ugu yaraan 17 qof ayaa ku dhimatay weerar ay ku qaadeen kooxo hubeysan maqaayad iyo hotel ku yaallo Ouagadougou ee caasimadda Burkina Faso sida ay sheegeen ilo dowladeed. Goobjoogayaal ayaa…