2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka “Barnaamijkan Isla Xisaabtanka Furan Wuxuu Kalsooni u Abuurayaa Shacabka Soomaaliyeed” Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta ka qayb galay xaflad lagu daah furayay barnaamij loogu magacdaray hab xisaabeedka Cusub ee maamulka gobolka Banaadir…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Hadlay Waxqabadkiisa 6da Bil, Dhaqaalaha, Is-qabqabsiga, Aminga Iyo Musuqa Ayuu Soo Qaatay Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo oo booqasho ku tagay xarunta warbaahinta ku hadashay afka dowladda ayaa ka hadlay waxyaabihii u qabsoomay 6-dii bil ee uu xafiiska madaxtinimada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka GAAR AH: K/galbeed Oo Gurmad Ciidan u Direysa Abuu Mansuur Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in ciidan badan oo gurmad ah u dirayaan deegaannada Abaal iyo Yabaal oo dagaal ku dhexmarayo ciidamada Al-shabaab iyo kuwo taabacsan Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-shabaab Oo Dhowr Jiho Ka Weeraray Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur Dagaal u dhaxeeya ciidamada Xarakada Al-shabaab iyo kuwo taabacsan Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur, ayaa ka socda deegaanno kamid ah gobolka Bakool. Dagaalyahannada Al-shabaab ayaa lagu soo waramayaa in dhowr…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliye Ku Xigeenkii Saldhigga Bartamaha Ee Boosaaso Oo La Diley Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxay sheegayaan in rag hubeysan ay dileen taliye ku xigeenkii saldhigga bartamaha ee magaalada Boosaaso. Taliye ku xigeenka la…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Caqabadaha Dawladda Ka hortagan In ay Koontaroosho Ceelasha Biyaha Soomaaliya. Biyuhu waa aasaaska jiritaanka nolosha bani’aadanka, dhirta iyo dhulka, sida meelo badanba lagu sheegay Waxaana u helidda dadka bani’aadanka ah biyo nadiif ah oo ay isticmaalaan ay kamid tahay xuquuqdooda.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Shacabka Oo Meelmariyey Sharciga Isgaarsiinta Kulan ay xildhibaannada golaha shacabka ku leeyihiin xaruntooda Muqdisho ayaa waxay ku meelmariyeen sharciga Isgaarsiinta dalka. Kulan waxaa shir guddoominayey guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee golaha shacabka C/weli Sheekh Ibraahim…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Odinga “Natiijada Hordhaca Ah Waa Mid Qiyaali Ah” Hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ANSA, Raila Odinga ayaa sheegay in natiijada hordhaca ah ee ay shaaciyeen guddiga doorashada Kenya ay tahay mid qiyaali ah oo been abuur ah. Goor dhow ayuu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wariye Axmed Kismaayo Oo Geeriyoodey Allaha u naxariistee waxaa saakay dalka India ku geeriyoodey Wariye Axmed Maxamed Cali oo maalmihii ugu dambeeyay aad u xanuunsanayey. Axmed Kismaayo ayaa bilihii ugu dambeeyay ku jirey Isbitaal ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Digniin Laga Bixiyey Qalqal Siyaasadeed Ka Dhaca Somaliland Xukuumadda Siilaanyo ayaa markii ugu horreysay waxay ka hadashay is qabqabsigii ka dhashay doorashada guddoomiyaha baarlaamaanka ee maamulka Somaliland. Wasiirka arrimaha gudaha maamulkaasi Yaasiin Xaaji Maxamuud, ayaa sheegay in muhiim…