1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaaraha “AMISOM Waxey u Joogaan Si Ay Shacabka Uga Difaacaan Argagaxisada” Ra’iisul Wasaaraha dalka Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka tacsiyeeyey askartii ku geeriyootay dagaalkii ka dhacay deegaanka Golweyn. Ciidankaas oo isugu jira kuwa AMISOM iyo ciidanka XDS oo difaacaya shacabka…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wax Ka Baro 7 Hab Doorasho Oo Midkood Laga Hirgelin Doono Soomaaliya Waxaan sharraxaad kooban ka bixineynaa toddobada hannaan ee gudigga doorashada u soo gudbiyeen Golaha Shacabka si ay go’aan uga gaaraan hanaanka ku habboon ee ay Soomaaliya qaadaneyso doorashada 2020. In…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Labo Qodob Kala Hadlay Hay’adaha Ammaanka Dalka Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo, ayaa maanta kulan la yeeshay dhammaan taliyeyaasha ciidamada qalabka oo uu kala hadlay arrimo muhiim ah. Kulankaan oo saacado qaatay ayaa madaxweynaha waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Islow Oo Jowhar Kaga Qeybgalaya Shir Lagu Heshiisiinayo Beello Dagaallamay Wasiirka amniga gudaha Maxamed Abukar Islow iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar ee xarunta Hirshabelle, halkaasi oo lagu soo dhoweeyay. Wafdiga wasiirka waxaa Jowhar kusoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Agaasimaha Wasaaradda Dastuurka Oo La Kulmay Madax Ka Tirsan Hay’adaha EISA iyo Saferworld Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dastuurka Mudane Maxamed Abuukar Zubeeyr ayaa la kulmay Madaxa Soomaaliya u qaablisan Machadka Doorashooyinka iyo Hanaqaadka Dimuqraadiyadda ee Africa Justin Doua iyo Lataliye sare ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Sare Ee Ciidamada Qalabka Sida Oo Dil Ku Riday Dilaagii Wasiir Siraaje Maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida ayaa maanta diiday racfaanka Dable Axmed Cabdulahi Caydiid, 29 jir ku dhashay Galgaduud. Maxkamadda waxaa xukunka u cuskatay aayadda 178 e Baqara, 434 iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Galmudug Oo Sheegay In Ay Dhaqan Gali Doonto Qaadashada Lacagta Shilin Soomaaliga Ah Cabdi Daahir Xuseen Cali Wasiir ku xigeenka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha ee maamulka Galmudug oo la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay in fadhi ay yeesheen wasiirrada maamulka Galmudug in ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qatar Oo Diiday Wadahadal Shardiyeysan In Lagasho Dowladaha Xiriirka U Jaray Dowladda Qatar ayaa waxay diiday wadahadalka u xiran sharuudaha, kaasi oo ay u soo gudbiyeen dowladaha Qatar u jaray xiriirka. Wasiirka arrimaha dibadda ee Qatar, Maxamed Binu Cabdi Raxmaan Aala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ruushka Oo Ceyrinaya 755 Diblomaasiyiin Mareykanka Ah Madaxweynaha Ruushka Fladamir Putin ayaa sheegay in 755 diblomaasiyiin ah oo u dhalatay Mareykanka ay iskaga baxayaan dalkiisa isaga oo arrintaas ku sheegay in ay jawaab u tahay cunno qabateynta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaaraha Oo Baaq u Direy Shacabka Soomaaliyeed Ra’iisul Wasaaraha dalka Mudane Xasan Cali Khayre ayaa uga tacsiyadeeyey Qoysaska, Qaraabada iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed qaraxii ka dhacay wadada Makkah Al-mukarama ee magaalada Muqdisho. “Waxaan tacsi u dirayaa ehellada…