1 daqiiqo Sheeko:Dalka Garoonka Aadan Cadde Oo Si Rasmi Ah u Shaqeynaya Habeenkii Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shaacisay in si rasmi ah uu xilliga habeenkii u shaqeynayo garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Wasiirka gaadiidka cirka iyo dhulka xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdulle…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 5 Qof Oo Ku Geeriyootey Qaraxii Muqdisho (Sawirro) Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax gaari oo maanta ka dhacay wadada Makka Al-mukarrama ee magaalada Muqdisho, waxaana qaraxan uu geystay khasaare kala duwan. Gaariga qarxay ayaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Shacabka Oo Ka Doodaya Sababta Wasiirka Dastuurka Xoosh Jibril U Iman Waayey Golaha Xildhibaannada golaha shacabka ayaa dood adag ka leh maanta sababta uu u hor iman waayey wasiirka dastuurka Cabdiraxmaan Xoosh Jibril . Wararka ay Goobjoog News ka heleyso hoolka golaha shacabka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DHAGEYSO: shariif Xasan Oo Magacaabay 54 Wasiir Madaxweynaha K/galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa goor dhow waxa uu magacaabay golihiisa, waxaana ay ka kooban yihiin 54 wasiir. Qaar kamid ah wasiiradii hore ee K/galbeed ayuu dib usoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Qarax Ka Dhacay Wadada Makka Al-mukarrama Ee Magaalada Muqdisho Qarax aad u xooggan ayaa ka dhex dhacay gaari marayey wadada Makka Al-mukarrma ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan meel ku dhow saldhigga degmada Waaberi. Gaariga qarxay ayaa baaba’ay, iyadoo weli…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Lagu Heshiisiinayo Labo Beel Oo Maanta Ka Furmaya Jowhar Maanta oo Axad ah ayaa lagu wadaa in magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe uu ka furmo shir ballaaran oo lagu heshiisiinayo beello walaalo ah oo ku dagaallamay gobolkaasi.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo AMISOM Kala Wareegaya Ammaanka Dalka Magaalada Muqdisho waxaa lagu soo gabagabeeyay shir muddo Shan maalin ah u soconayey laamaha ammaanka dalka iyo sidoo kale AMISOM, kaasi oo looga hadlayey sidii loo xoojin lahaa guud ahaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Dalka Zimbabwe Robert Mugabe Oo Sheegay In Uusan Talada Wareejineyn Madaxweynaha Zimbabwe Robert Mugabe ayaa sheegay in uusan ka tageyn xilkiisa isaga oo sheegay in xaaladdiisa caafimaad ay aad u wanaagsantahay . Mogabe oo tobanaan kun oo qof oo taageerayaashiisa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Xasan Oo Isbedal Ku Sameynaya Wasiiradiisa Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa waxay sheegayaan in madaxweynaha maamulka K/galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan uu qorsheynayo in saacadaha soo aadan uu isbedal ku sameeyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qatar Iyo Qaramada Midoobay Oo Iska Kaashanayo La Dagaalanka Argigixisada Safiirka dowladda Qatar u fadhiya qaramada midoobay Marwo Cilyaa Axmed Binu Seyf Aala Thaani ayaa sheegtay in Qatar iyo qaramada midoobay ay iska kaa shanayaan la dagaalanka argigixisada iyo in…