1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirada Arrimaha Dibadda Ee Dowladaha Xiriirka u Jaray Qatar Oo Ku Kulmaya Cumaan Wasiirka arrimaha dibadda ee Masar Saamix Shukri ayaa maanta waxaa uu kula kulmayaa magaalada Manama ee caasimadda Baxreyn, wasiirada arrimaha dibadda Sacuudiga, Imaaraadka Baxreyn si ay uga wada xaajoodaan xayiraada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Trump Oo John Kelly u Magacaabay Xoghayaha Aqalka Cad Madaxweynaha Mareykanka Donlad Trump ayaa Kelly u magacaabay xoghayaha aqalka cad waxaana lagu badalay oo xilkaan horay u hayaye Priebus . Mgacaabistaan ayaa waxay timid maalin ka dib markii Anthony…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka 7 Bil Kadib Doorashada, Sababaha Hortaagan In Guddiga Doorashada Dadban 2016 Uu Xilka Iyo Dokomentiyada Ku Wareejiyo Xaliimo Yarey Golaha shacabka ayaa 19-kii April soo saaray sharci ku saabsan buuxinta kursiga ka bannaanaada golaha shacabka Soomaaliya, isla sharcigaas waxaa la faray gudiyada xilheyntooda ay dhammaatay ee kala ah: guddiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo La Kulmay Danjire Maxamed Cali Guyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee IGAD u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Danjire Dr. Maxamed Cali Guyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Bangiga Dhexe Oo Daabici Doona Sh.10 Kun Iyo Sh.20 Kun Isku Dheggan Guddoomiyaha bangiga dhexe ee Soomaaliya Bashiir Ciise Cali oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa ka hadlay lacagaha been abuurka ah, lacag cusub oo la sameyn doono iyo ciqaabta qofkii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Midowga Yurub Oo Baydhabo Ka Furey Mashruuc Wax Looga Qabanayo Abaaraha Safiirka Midowga Yurub Soomaaliya Ambassador – Ms Veronique LORENZO iyo wasiirka qorsheynta xukuumadda federaalka Jamaal Maxamed Xasan ayaa madaxtooyada Baydhabo kula kulmay madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan. Madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo Maraykan Iyo Kenyan Isugu Jira Oo Qaraxyo Lagu Eegtay Duleedka Kismaayo Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose ayaa waxay sheegayaan in qaraxyo lala eegtay ciidamo isugu jira Kenyan iyo sidoo kale Maraykan, kuwaasi oo ku sugnaa duleedka magaaladaasi.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Ra’iisul wasaaraha Oo Ka Qeygalay Maalinta Ololaha Nadaafadda Maalinta Ololaha Nadaafadda ee khamiista ugu dambeysa bil walba oo uu horey Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre u go’aamiyey, ayaa maanta si weyn looga xusay Caasimadda dalka, waxaana isu soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka UN: Imaaraadka Carabta Ma Caawin Soomaalida La Laayey, Welina Waa Qarinayaan Dilaaga Iyaga Oo Og Qaramada Midoobey ayaa warbixin ay ka soo saartay cidda dishay 42 Soomaali ah oo ciidamada Sacuudiga iyo xulafadiisa ku dileen xeebaha dalka Yemen ku sheegay in dalka Imaaraadka carabta uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Adkeysay Baaqa Nabadeed Ee Dagaalka Xeraale Maamulka Galmudug ayaa mar kale ku celiyey baaqa nabadeed ee ku aadan dagaalladii ka dhacay deegaanka Xeraale ee gobolka Galgaduud. Madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi Maxamed Xaashi Cabdi ayaa sheegay in…