2 daqiiqo Sheeko:Dalka Reuters: Sacuudiga Iyo Xulafadiisa Ayaa Dilay 42 Soomaali Ah Oo Lagu Laayey Xeebaha Yemen Sida ay qortay wakaaladda wararka ee Reuters, baaritaan ay sameysay qaramada Midoobey waxaa lagu ogaaday in Sacuudiga iyo Xulafadiisa ay laayeen dadkii Soomaalida ahaa ee lagu dilay xeebaha Yemen bishii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyaha NISA Oo Sheegay In Dowladda Ay Ku Jiraan Dad Aan Arkeyn Wanaagga Taliyaha hay’adda nabad sugidda qaranka ee dowladda Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa digniin kulul u diray mas’uuliyiin ka tirsan isla dowladda kuwaas oo uu sheegay in ay u heystaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Daraasad Cusub: Kala Bar Muslimiinta Mareykanka Waxaa Ay La Kulmaan Takoor Daraasad cusub oo ka soo baxday dalka Mareykanka waxaa lagu sheegay in kala bar dadka Muslimiinta ah ee ku nool Mareykanka ay la kulmaan Takoor, waxaa kale oo lagu sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Ka Hadashay Ciidamo Maanta Ku Dagaallamay Muqdisho Dowladda Federaalka Soomaliya ayaa ka hadashay dagaal maanta ciidamo ka wada tirsan dowladda ku dhexmaray magaalada Muqdisho, gaar ahaan nawaaxiga Ceelgaabta iyo sidoo kale bar koontarool oo ku taalla Tiyaatarka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaaraha “Haddii Aan Rabno In Aan Dhibka Ka Baxno Waa In La Helaa Shaqaale Ku Faana Shaqadooda” Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad loogu magac daray kulanka madaxda sare iyo shaqaalaha dawladda oo lagu soo bandhigayey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Gool FM Oo Ku Guuleysatay Koobka Sanad Guurada 5aad Ee Aasaaska Goobjoog Media Group Ciyaar ay daawadeen dhowr kun oo shacab ah, laguna maamuusayey 5 sano guurada Goobjoog Media Group ayaa maanta galankii dambe lagu qabtay garoonka Jaamacadaha ee magaalada Muqdisho. Ciyaartan oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dab Khasaare Hantiyeed Geystay Oo Maanta Ka Kacay Degmada Guriceel, Galgaduud Dab khasaare hantiyeed geystay ayaa maanta waxa uu ka kacay kaalin shidaal oo ku taalla degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud. Dabkan ayaa ku faafay guryo ku dhowaa Kaalinka, waxaana wararka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Cosoble Oo Sheegay In La Dhacay Shacabka Hiiraan Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa sheegay in la dhacay shacabka gobolka Hiiraan, gaar ahaan ganacsatada gobolkaasi, kadib markii wax looga iibsaday lacag shilin Soomaali ah oo lagu soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo: Waxgarad u Digey Maamulka Puntland Waxgaradka ku dhaqan magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug qaarkood ayaa uga digey maamulka Puntland iney sii wadaan howlgallada ay ciidamada maamulkaasi iyo kuwo maraykan ah ka sameeyaan Koonfurta magaaladaasi. Nabadoon…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Ciidamada Dowladda Oo Howlgal Ka Sameeyey Degmada Waaberi Ee Muqdisho Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xalay saqdhexe illaa saakay waxay howlgallo ka wadaan degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho. Mid kamid ah dadka ku dhaqan degmada Waaberi oo la hadlay Goobjoog…