1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Lubnaan Ku Gacansiinaaya La Dagaalanka Daacish Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa amaanay dadaallada ay dowladda Lubnaan kaga ilaalineyso xaduudaheeda ururka Daacish iyo ururada kale ee xagjiriinta ah. waxaa uu tilmaamay Trump in uu sii wadi doono…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Caruurta Ugu Badan Dunida Oo Waxbarshada Kaharay Wasaaradda waxbarashada Nigeria ayaa sheegtay in kala bar caruurta caalamka aysan heysan waxbarasho, waxayna ku noolyihiin kala bar caruurtaas dalka Nigeria. Hadalkaani ayaa waxaa sheegay xoghayaha joogtada ah ee wasaaradda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Wasiir Xoosh Oo La Kulmay Safiiradda Midowga Yurub u Fadhisa Soomaaliya Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane AVV Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa la kulmay Safiiradda Midowga Yurub (EU) u fadhisa Soomaaliya Amb Veronique Lorenzo, kulanka waxaa Wasiirka ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Madaxweynaha Oo Waraaqaha Aqoonsiga Ka Guddoomay Danjiraha Cusub Ee Dalka Faransiiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waraaqaha Aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee dalka Faransiiska u qaabilsan Soomaaliya Mudane Antoine Sivan. Madaxwaynaha iyo Safiirka oo ay weheliyaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Guddiga Amniga Badaha Oo Maanta Yeeshay Kulankoodii Billaha Ahaa Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa shir guddoomiyey kulanka guddiga amniga Badaha, kaas oo looga hadlayay arrimo dhowr ah oo la xiriira…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka MAQAL: Turkiga Oo Muqdisho Ka Hirgeliyey Xarunta Xiriirka Guud Ee Shaqaalaha Soomaaliyeed Ururka shaqaalaha Turkiga ayaa magaalada Muqdisho ka hirgeliyey xarun cusub oo uu ku shaqeyn doono xiriirka guud ee shaqaalaha Soomaaliyeed. Munaasabadda furitaanka xaruntan cusub ee xiriirka shaqaalaha Soomaaliyeed waxaa ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qudus: 10 Maalmood Oo Cadaadis Ah Kadib, Cadawga Israa’il Oo Baaritaanka Qafiifiyay Gole yar oo xagga ammaanka u qaabilsan ra’isul wasaaraha Isra’il Benjamin Netanyahu ayaa maanta qaaday qalabkii wax lagu baarayey, kaas oo muddo 10 maalmood ah yaallay albaabka hore ee masjidka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Loo Xirey Afartii Qof Ee Lagu Diley B/xaawo Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in ay xabsiga dhigeen dad ku eedeysan iney ka dambeeyeen Afartii qof ee lagu diley degmada B/xaawo ee gobolka Gedo. Maxamed Cabdi Kaliil, wasiiru dowlaha wasaaradda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Wasaaradda Arrimahada Dibadda Oo Nuqul Kamid Ah Warqadihiisa Aqoonsiga Ka Guddoontay Safiirka Cusub Ee France Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Mr. Abdulkadir Ahmed-Kheir Abdi ayaa maanta kaga guddoomay Xafiiskiisa nuqul ka mid ah Warqadaha aqoonsiga danjiranimo Safiirka cusub…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waa Tuma Adna Aden: Haweeneyda Somaliland Uga Wakiilka Ah Wada Hadallada Soomaaliya Madaxweynaha maamulka Somaliland Maxamed Maxamud Silaanyo ayaa Edna Adan Ismaciil u magacaabay wakiilka maamulkaasi u hoggaamin doona wada hadallada ay kula jiraan dowladda federaalka ah. Hadaba, Waa Tuma Edna Adan…