1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Gaas Muxuu Ka Yiri Go’aankii Lagu Kala Direy Wasiiradiisa? Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas oo saxaafadda kula hadlay magaalada Garoowe ayaa ka hadlay go’aankii baarlamaanka maamulkaasi ay kalsoonida ugala noqdeen golaha wasiirada ee maamulkaasi. C/weli Gaas ayaa…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso Miisaaniyadda 2017-ka: 15 Qodob Oo Mugdi Ku Jira Wasiirka Maaliyadda Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa todobaadkan waxaa uu golaha shacabka ka hor akhriyay miisaaniyadda dowladda federaalka ah ee 2017-ka, in kasta oo Xildhibaannada ay ku kala qeyb sameen maalintaas,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka Puntland Oo Kalsoonida Kala Laabtay Xukuumadda Gaas Kulan goor dhow ay magaalada Garoowe ku yeesheen xildhibaannada baarlamaanka maamulka Puntland ayaa kalsoonida waxay kala laabteen golaha wasiirada ee maamulkaasi. Kulanka baarlamaanka waxaa soo xaadirtay 57 mudane, waxaa codka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Ciidamada NISA Oo Dharcad Laga Dhigayo Wasiirka wasaaradda amniga gudaha ee xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abukar Islow ayaa sheegay in mustaqbalka dhow ciidamada NISA dhammaantood loo celinayo sidii ay ahaan jireen ee ah dhar cad, islamarkaana aan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka K/galbeed: AMISOM Uma Joogaan Oo Kaliya La Dagaalanka Al-shabaab (Maqal) Maamulka K/galbeed ayaa sheegay in ciidamada AMISOM ee ku sugan deegaannada maamulkaasi ka arrimiyo aanu u joogin kaliya la dagaalanka Al-shabaab, balse ay ka qeybqaateen qeybaha kale ee bulshada. Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Guddoomiyaha Aqalka Sare Oo Goobjoog Uga Warammay Wixii u Qabsoomay Kalfadhigii Koowaad Guddoomiyaha aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog News, ayaa ka warbixiyey waxyaabihii u qabsoomay aqalkooda Kalfadhiggii Koowaad. Waxa uu sheegay in shaqooyin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Wasiir Xoosh Oo Ka Warbixiyey Wadatashiyada Arrimaha Dastuurka Ee Ay Kala Sameeyeen Maamul Goboleedyada Wasaaradda dastuurka ee xukuumadda Soomaaliya ayaa wadda wadatashiyo ballaaran oo dadweynaha ku nool gobalada dalka looga dhageysanayo aragtiyadooda la xiriira dhameystirka dastuurka sida KMG ah loo meelmariyey. Wasiirka wasaaraddaasi C/raxmaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanno Wada Mooshin Ka Dhan Ah Wasiirada Puntland Xildhibaanno ka tirsan maamulka Puntland ayaa magaalada Garoowe ka wada diyaarinta mooshin ka dhan ah wasiirada maamulkaasi, iyadoo arrintaasi aad looga dareemayo magaaladaasi. Warar ay heshay Goobjoog News, waxay sheegayaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Yemen: Iran Oo Ka Fogaaneysa Isku Dhaca Dhahraan Iyo Riyaadh Wasiirka arrimaha dibadda ee Iran Maxamed Jawaad Dariif ayaa sheegay in uu ku rajo weyn yahay loolanka ka socda waddanka Yeman in uusan dhalin dagaal toos ah oo u dhaxeeya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Uganda: 2,000 Oo Kale Oo Ciidan Nabad Ilaalin Ah U Soo Dirtay Soomaaliya Dalka Uganda ayaa ciidamo horleh oo nabad ilaalin ah u soo diray Soomaaliya kuwaas oo qeyb ah howlgalka nabad ilaalinta ee AMISOM. Ciidamadan waxaa Jimcihii loo sameeyay xaflad sagootin ah…