1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Puntland Ka Dalbadatay Soo Qabashada Dabley Hubeysan Oo Dad Ku Diley Mudug Maamulka Galmudug ayaa ka dalbaday Puntlan in ay gacanta usoo geliyaan dabley hubeysan oo deegaanka Saaxqurun ee gobolka Mudug ku dilay dad shacab ah. Taliska Booliiska ee maamulkaasi ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Yemen: 20 Qof Oo Ku Dhimatay Duqeyn Ka Dhacday Ugu yaraan 20 qof oo Yamaniyiin ah ayaa ku dhimatay, kuwaas oo is kugu jira caruur iyo haween ka dib markii ay duqeeyeen diyaaraha isbaheysiga Carabeed oo uu hogaaminayo Sacuudiga.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Muwaadiniintiisa Uga Digay In Ay U Safraan Masar Wasaaradda arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa muwaadiniinteeda uga digtay in ay u safraan Masar, iyada oo ku sababeysay arrinkaan in ay kordheen weerarada argigixiso iyo siyaasadda looga soo horjeedo madaxda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Madaxweynaha Oo Sagootiyay Safiirka Sweden Oo Muddo Xileedkiisa Shaqo Ay Ka Idlaatay Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa munaasabad saagootin ah loogu qabtay Safiirkii dalka Sweden Mr. Mikael Lindvall oo muddo gaaraysa 5 sano ka shaqaynaayey dalka. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Wasiirka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Kulan La Qaatay Ururada Bulshada Rayidka ah Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta kulan hal mar bishiiba la qabto la yeeshay qeybaha kala duwan ee bulshada rayidka ah, kaasoo looga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Wasaaradda Dastuurka Oo Kulan Wadatashi Ah La Yeelatay Aqoonyahannada Soomaaliyeed Kulan wadatashi ah oo u dhaxeeyay Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Aqoonyahanada Soomaaliyeed ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. Shirka ayaa waxa uu ku saabsanaa sidii ay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Xeerka Saxaafadda: 10 Sabab Oo Aan Loo Ansixin Karin Xeerka Saxaafadda oo ay golaha wasiirrada meelmariyeen khamiistii(July 14, 2017), isla markaana sugaya golaha shacabka iyo saxiixa madaxweynaha waxaa ka dhashay muran iyo kala aragti duwaanshiyo u dhaxeysa Saxafiyiinta Soomaaliyeed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka $1.5 billion Oo Wax Looga Qabanayo Abaarta Soomaaliya Wasaaradda gargaarka ayaa maanta shir ay ka soo qeyb galeen wasiirro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya iyo wakiillo ka socda beesha caalamka ku qabatay magaalada Muqdisho. Shirkan oo labo maalmood socon…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Sool Oo Xaliyey Dagaal Beeleed Ka Dhacay Gobolkaasi Maamulka Gobolka Sool ayaa sheegay iney ku guuleysteen xalinta dagaal beeleed oo maalmihii ugu dambeeyay ka taagnaa Koonfurta gobolkaasi. Cabdi Kheyre Dirir oo ah guddoomiyaha gobolkaasi ayaa sheegay in heshiis…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo: Waxgarad Iyo Mas’uuliyiin Galmudug Ah Oo Ka Shiray Amniga Iyo Abaaraha Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug Maxamed Cabdi Xaashi oo ku sugan magaalada Gaalkacyo ayaa kulan la qaatay odoyaasha iyo waxgaradka gobolka Mudug. Kulankaan ayaa looga hadlay amniga guud ee gobolka…