1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo: Qaadashada Lacagta Shilin Soomaaliga Oo La Diiday Suuqyada magaalada Gaalkacyo ayaa la soo sheegayaa in maanta mar kale la diiday lacagta shillinka Soomaaliga. Magaalada Gaalkacyo ayaa maanta waxaa wax lagu kala iibsanayaa lacagta dollarka Maraykanka, iyadoo aysan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacatada Garoowe Oo Looga Digey Kala Sooca Lacagta Shilin Soomaaliga Maamulka dowladda hoose ee magaalada Garoowe ayaa ka digey in la kala saaro lacagta shilin Soomaaliga ah, kadib markii ganacsatada magaaladaasi ay maalmahan bilaabeen iney lacagta kala soocaan. Xoghayaha maamulka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hirshabelle: Kuma Qanacsanin Miisaaniyadda Ay Xukuumadda Inoo Qoondeysay Maamulka Hirshabeelle ayaa ka soo horjeestay dhaqaalaha ay u qoondeysay xukuumadda maamullada dalka ka jira qeybta kaga soo aaday. Wasiirka qorsheynta maamulkaasi Maxamed Cabdi Cabdullaahi ayaa wareysi kooban oo uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xoolo Dhaqato Iyo Beeraley Ku Dagaallamay Sh/dhexe Wararka ka imaanaya gobokla Shabellaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu dib uga bilowday dagaal xooggan oo u dhaxeeya maleeshiyaad kala ah xoolo dhaqato iyo beeraley, kuwaasi oo ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirada K/galbeed Oo Ka Shiray Ammaanka Golaha wasiirada maamulka K/galbeed oo kulankoodii caadiga ahaa maanta ku yeeshay magaalada Baydhabo ayaa looga hadlay arrimo u badan amniga. Shirkan waxaa shir guddoominayey Maxamed Xasan Fiqi oo ah ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Ka Socda Deegaanka Xeraale Ee Galgaduud Dagaal u dhaxeeya malleeshiyaad kala taabacsan maamullada Galmudug iyo Ahlu-sunna ayaa ka soconaya degaanka Xeraale ee gobolka Galgaduud. Inta la xaqiijiyey waxaa dagaalkan ku dhintey Seddex qof oo dhinacyada dagaallamaya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada K/galbeed Oo Howlgal Ka Wada Buurhakaba, Baay Wararka ka imaanaya demada Buurhakaba ee gobolka Baay, maanta oo Khamiis ah ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay howlgallo ballaaran ka wadaan ciidamada maamulka K/galbeed. Howlgalkaan ayaa degmadaasi ka bilowday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Baay Oo Soo Saaray Ammar Kale Oo Ku Saabsan Dhismayaasha Sharci Darrada Ah Maamulka gobolka Baay ayaa ku celiyay in dhammaan la burburin doono dhismayaasha sharci darrada ah ee ku yaalla magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Guddoomiyaha gobolkaasi Cali Wardheere ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Beelo Ku Dagaallamay Degmada Cadalle Oo Lagu Heshiisiinayo Degmada Jowhar Degmada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha dhexe waxaa laga dareemayaa qabanqaabada loogu jiro shir lagu heshiisiinayo beelo walaalo ah oo ku dagaallamay degmada Cadalle ee gobolka Shabellaha Dhexe. Maamulka gobolka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Looga Hadlay Abaarta Iyo Saameynta Diidmada Lacagta Shilin Soomaaliga Oo Lagu Qabtay Cadaado Kulan lagaga hadlayay abaaraha ka jira deegaannada Galmudug iyo saameynta diidmada lacagaha shillinka Soomaaliga ayaa xalay lagu qabtay madaxtooyada Galmudug ee magaalada Cadaado. Madax ay kamid yihiin madaxweyne ku xigeenka…