1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Raali Kama Nihin Dagaalka Xeraale Maamulka Galmudug ayaa sheegay in marnaba aanay raali ka ahayn ka maamul ahaan dagaalka Xeraale, kaasi oo u dhaxeeya ciidamo taabacsan maamulkaasi iyo Ahlu-sunna Waljameeca. Madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Xaaladda Deegaanka Xeraale Oo Lagu Dagaallamay Deganaanshiyo aan cago badan ku taagneyn ayaa saakay oo Sabti ah waxaa laga soo sheegayaa iney ka jirto deeganaka Xeraale ee gobolka Galgaduud, halkaasi oo ay ku dagaallameen ciidamada Ahlu-sunna…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Interpol Oo Soo Gudbisay Liis Ay Ku Qoranyihiin 173 Qof Oo Qorsheynaya Weerarro Ka Dhan Ah Yurub Booliska caalamiga ah ee loo yaqaano Interpol ayaa soo gudbiyay liis ay ku qoran yihiin 173 qof oo ka tirsan ururka Daacish, kuwaas oo la sheegay in loo tobabarayo sidii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisadda Gacanka: Amiirka Qatar Oo Sheegay In Dhibaatada Ka Jirta Khaliijka Lagu Xalin Karo Ixtiraam Qarannimo Amiirka dowladda Qatar Sheikh Tamiim Binu Xamda Aala Thaani ayaa sheegay in uu soo dhawaaday xiligii la xallin lahaa khilaafka u dhaxeeya dowladda Carabta iyo dalkiisa. Sheikh Tamiim ayaa intaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo War Kasoo Saaray Dagaalka Xeraale Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo dagaalka kataagan agagaarka deegaanka Xeeraale ee Gobolka Gal-guduud. Madaxwaynuhu waxa uu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Dib Uga Bilowday Deegaanka Xeraale Ee Galgaduud Dagaal xooggan oo u dhaxeeya ciidamada Ahlu-sunna iyo kuwo taabacsan maamulka Galmudug ayaa saakay oo Jimco ah waxa uu dib uga bilowday deegaanka Xeraale ee gobolka Galgaduud. Dad ku dhow…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Natiijada Imtixaankii Mideysnaa Ee Wasaaradda Waxbarashada Iyo Ardayda Kaalmaha Hore Galay Imtixaankii mideysnaa ee wasaaradda waxbarashada DFS ee mudada dheer la sugaya ayaa Khamiistii shalay natiijadiisa la shaaciyay iyadoo la sheegay iney imtixaanka ku baaseen 16,000 oo kaliya. Wasiiru dowlaha wasaaradda…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Looga Hadlay Shirkii Maanta Ee Golaha Wasiirada? Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayey Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre. Arrimaha kulanka looga hadlay ayaa waxaa ka mid…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Mamulka Hiiraan Oo Ka Warbixiyey Dagaal Maanta Ka Dhacay B/weyne Maamulka gobolka Hiiraan ayaa faah faahin ka bixiyay dagaal maanta ciidamo ka kala tirsan Booliiska iyo Milatariga ku dhexmaray magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cumar Aadan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisadda Khaliijka: 6 Qodob Ayaa La Hordhigay Qatar Dowladda Sacuudiga iyo dowladaha Carbeed oo horay xiriiirka ugu jaray dowladda Qatar ayaa hadda waxay ka soo dabceen go’aankoodii iyaga oo markii hore Qatar hor dhigay saddex iyo toban sharuudood…