1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Maxaabiis Laga Soo Daayey Xabsiyo Ku Yaalla Itoobiya Oo La Keenay Muqdisho Gelinkii dambe ee maanta waxaa diyaarad weyn oo siddey maxaabis badan oo Soomaaliyeed ay kasoo degtay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Maxaabiistan ayaa laga soo daayey xabsiyo ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu-sunna Oo Dagaalka Xeraale Ku Eedeysay Galmudug Maamulka Gobollada dhexe ee Ahlu-sunna ayaa qoraal uu soo saaray wuxuu ku sheegay in dagaalkii ka dhacay deegaanka Xeraale ay soo abaabuleen maamulka Galmudug. Qoraalkan ayaa lagu sheegay in Ahlu-sunna…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Mahadaay: Ciidamo Milatari Ah Ayaa Naga Soo Eryay Degmada Maamulka Degmada Mahadaay ee Shabeellaha Dhexe ayaa sheegay in Ciidanka Milatariga ee dowladda federaalka ay si qasab ah degmadaas uga soo saareen isaga iyo xubno kale oo maaamulkaasi ah. Gudoomiyaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaannada Galmudug Oo Looga Yeeray Cadaado Guddoomiyaha baarlamanka Galmudug Cali Gacal Casir, ayaa sheegay in dhowaan uu furmi doono Kalfadhigga Shanaad ee baarlamaanka, isaga oo baaq u direy xildhibaannada ka maqan magaalada Cadaado. Guddoomiye Gacal oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Sheegtay In Hal Milyan Oo Ari Ah Loo Dhoofinayo Dalka Sacuudiga Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in dalka Sacuudiga loo dhoofin doono Hal milyan iyo Boqol neef oo Ari ah xilliga Xajka. Wasiirka wasaaradda xanaanada xoolaha Sheekh Nuur Maxamed Xasan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Dowladda Uganda Oo Ciidamo Cusub Usoo Dirtay Soomaaliya Dowladda Ugadan ayaa ciidamo cusub waxay usoo dirtay Soomaaliya si ay uga qeyb noqdaan howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM. Ciidamadan ayaa bedalay ciidamo Uganda ka joogay Soomaaliya, waxaana ay ciidanka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Tirada Ay Saameysay Nafaqo Darrida, Barakaca Iyo Daacuunka 6-dii Bil Ee La soo Dhaafay Dhibaato banii’aadamnimo ayaa weli ka jirta Koonfurta Soomaaliya, sida ay ku warameyso (UNOCHA), dadkii ugu badnaa ayaa waxaa uu soo ritay Daacuun, waxaa kale oo aad u kordhay nafaqa darrida…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 2 Qof Oo Ku Geeriyootey Dagaal Ka Dhacay Deegaanka Farlibaax Ee Hiiraan Maamulka deegaanka Farlibaax ee gobolka Hiiraan ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey dagaal ka dhacay deegaankaasi, kaasi oo geystay khasaare isugu jirta dhimasho iyo dhaawac. Guddoomiyaha deegaankaasi Maxamed Cumar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Lagaga Hadlayo Isgaarsiinta Dalka Oo Ka Socda Kismaayo Maalintii Seddexaad waxaa magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose ka soconaya shir ballaaran oo loogahadlayo Hindise sharciyeedka xeerka Isgaarsiinta dalka. Shirkan waxaa ka qeybgalaya mas’uuliyiin ka socota wasaaradaha isgaarsiinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Ku Baaqay In La Joojiyo Dagaalka Xeraale Waxgarad kasoo jeeda deegaanka Xeraale ee gobolka Galgaduud ayaa ku baaqay in sida ugu dhaqsiyaha badan lagu joojiyo dagaalka ka socda deegaanka Xeraale ee gobolka Galgaduud. Qaar kamid ah waxgaradkan…