1 daqiiqo Sheeko:Dalka Komishanka Yurub: €294.2 million oo aan Ku Taageeri-doono Bariga iyo Koonfurta Afrika Komishanka Yurub ayaa u qoondeeyey arrimo banii’aadnimo eek a jira Bariga iyo Koonfurta Afrika lacag dhan €294.2 million. Lacagtan ayaa lagu fulin-doonaa mashaariic dalalka soo socda Djibouti (€500,000), Congo (DRC)…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Beesha Caalamka oo War Kasoo Saartay Doorashada Golaha Shacabka Saaxiibada Soomaaliya ee Beesha Caalamka ayaa maanta war kasoo saaray doorashooyinka golaha shacabka Soomaaliya, taas oo maraysa maalmigii ugu damabeeyey xiligii loo asteeyey in lagu soo gabagabeeyo dhammaan doorashada golaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxey Kawada Hadawleen Qoor-Qoor iyo Hay’adda IOM? Madaxwaynaha dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye, ayaa maanta waxa uu xafiiskiisa ku qaabilay, wafdi ballaaran oo kasocday xafiiska Qaramada Midoobay, gaar ahaan hay’adda IOM, wafdigaas oo soo gaaray Dhuusamareeb.…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Xogta Goobjoog: Sidee Abaarta u Saameysay Guud ahaan Soomaaliya? Abaarta hadda ka jirta guud ahaan Soomaaliya ayaa noqoneysa tii ugu saameynta badneyd, uguna darneyd 10-kii sano ee lasoo dhaafay iyada oo dowladda Soomaaliya ay xog rasmi ah ku sheegtay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoysas Soo Qaxay Oo La Sii Qaxiyay In ka badan 10 Kaam oo ku yaalla waaxda sedexaad ee degmada Kaxda ee gobolka Banaadir, halka loo yaqaano dabaqa dheer ee DPG ayaa waxaa halkaas laga salkiciyey in ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waa Kuma Mulaxamiiste Jiir Oo Muqdisho Ku Geeriyooday? Allah unaxariistee waxaa goor dhow magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ku geeriyooday laxamiiste Cabdikariim Faraax Qaarey oo ku magac dheeraa (Jiir), kaas oo muddooyinkii dambe ku xanuunsanaa gudaha magaalada ,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mulaxamiiste Jiir Oo Muqdisho Ku Geeriyooday Allah unaxariistee waxaa goor dhow magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ku geeriyooday laxamiiste Cabdikariim Faraax Qaarey oo ku magac dheeraa (Jiir). Marxuumka ayaa muddooyinkii dambe ku xanuunsanaa gudaha magaalada Muqdisho…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hooyo iyo Carruur Gaajo Ugu Dhimatay Gobalka Bakool Wararka naga soo gaarayo deegaanka Rabdhuure oo hoostaga gobalka Bakool ayaa sheegaya in deegaanka ay gaajo iyo harraad ugu dhinteen saddex qof. Dadka dhintay ayaa la sheegay in ay kala…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Suuqyada Soomaaliya oo Sicir-barar La Il-daran Sare-u-kac iyo sicir-barar xoog leh, oo saameeyey nolosha dadka ayaa maalmahan laga dareemayaa badeecooyinka sida cuntada, guud ahaan bagaashka, daawada, khudaarta, shidaal-ka, dharka iyo kabaha, Cosmetics-ka, qalabka dhismaha, iyo waxyaabaha…
10 daqiiqo Sheeko:Dalka Duufaanta Afgembiyada Afrika iyo Halista saraakiisha siyaasiyiinta ah ee Soomaalida Markale, Afrika waxaa ku dhufanaya safmar afgembiyo ah oo ay hoggaaminayaan saraakiil ciidan iyo askar gadoodsan. Madaxweynaha dalka Guinea-Bissau ayaa ka badbaaday isku day afgembi kaddib is rasaaseyn shan saacadood…