1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhismaha Wejiga 1-aad Ee Wadada Soddonka Oo Lasoo Gabagabeeyay Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta wuxuu soo gabagabeeyay dhismaha wejiga 1-aad ee wadada Soddonka, waxaana la dhisay dhammaan cabbbirka ku aadan degmada Hodon. Aadan Sheekh Cali Fiidow oo ah ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qof Ku Geeriyoodey Goob Carro Laga Qodo Oo Kusoo Duntay, Degmada Kaaraan Hal qof ayaa la xaqiijiyey inuu ku dhintey god laga qodo kaawada, kaasi oo ku yaalla nawaaxiga Isbitaalka Keysaney ee duleedka degmada Kaaraan, magaalada Muqdisho. Maxamed Xuseen Abkow oo ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Bayle Oo Xildhibaannada Golaha Shacabka u Faah Faahiyey Miisaaniyadda 2017 Iyo Xisaab Xirka 2015 iyo 2016 Xildhibaanada Golaha shacabka waxaa maanta hortagay Wasiirka maaliyadda dalka C/raxmaan Ducaale Bayle isagoo faah faahin ka bixiyay Miisaaniyada sanadkan 2017 iyo xisaab xirka miisaaniyada 2015 iyo 2016. Bayle ayaa sidoo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka MUUQAAL: Ceel Biyood Ku Yaalla Degmada Xamar-Weyne Oo Ay Dadka Is Ku Qarasbixiyaan Dad caagag wato ayaa dhooban iridda hore ee laga galo Masjidka Xaaji Cali ee degmada Xamar-weyne,halkaas oo uu ku yaallo ceel dhisan dhowr qarni kaas oo dadka biyaha ka dhaansadaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Abaarta Ku Dhufatay Deegaannada Galmudug Oo Sababtay Xaalad Bini’aadannimo Maamulka Galmudug ayaa sheegay in abaarta ku dhufatay deegaannada Galmudug ay sababtay xaalad Bini’aadannimo oo aad u daran, islamarkaana u baahan in sida ugu dhaqsiyaha badan wax looga qabto. Wasiiru…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgal Ka Wada Degmada Baraawe Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in maanta oo Sabti ah ay howlgal amniga lagu sugayo ka wadaan degmada Baraawe ee gobolka Shabellaha Hoose. Wararka waxay sheegayaan in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Sh/dhexe Oo Xalliyey Xiisad u Dhaxeysay Beello Walaalo Ah Maamulka gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegay iney xalliyeen xiisad u dhaxeysay beello walaalo ah, taasi oo maalmihii ugu dambeysay ka taagneyd deegaanka Cumar Meyre oo hoostaga degmada Cadalle ee gobolkaasi.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Iyo Faransiiska Oo Isku Afgartay Xalka Bariga Dhexe, Daacish Kadib Madaxweynayaasha Faransiiska iyo Mareykanka Trump iyo Macron ayaa isku afgartay qaab cusub oo bariga dhexe yeelan doono Daacish kadib, arrintaas waxaa lagu sheegay shir jaraa’id oo labada mas’uul qabteen. Hadalkan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Sheegtay In Ay Saraakiil Al-shabaab Ah Dileen Qaramada midoobay iyo ciidamada Soomaalida howlgal ay iska kaashanayaan ayaa lagu sheegay in ay ku dileen tiro dagaal yahano ah oo ka tirsan xarakada Al-shabaab aroortii hore ee taladadii sida…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saddex Qof oo Falastiiniyiin ah oo lagu dilay Masjidka Barakeysan Saddex Falastiiniyiin ah ayaa geeyirooday subaxnimadii hore ee saakay oo Jimca ahayd, kaddib markii ay is rasaaseyn dhex martay Iyaga iyo ciidamada Israa’iil, taasoo ka dhacday barxadda hore ee masaajidka…