1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Iyo Maamulka Sh/dhexe Oo Wadahadal u Bilaabay Beello Dagaallamay Taliska ciidanka xoogga dalka iyo maamulka gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waan waan ka dhex bilaabay beello walaalo ah oo dhowaan ku dagaallamay gobolka Sh/dhexe. Guddoomiyaha Shabeellaha Dhexe Axmed Meyre Makaraan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaarado Dagaal Oo Duqeyn Ka Geystay Sh/hoose Diyaarado dagaal oo la sheegay iney leedahay dowladda Maraykanka ayaa duqeyn ka geystay deegaanka Kuunya-barrow ee gobolka Shabellaha Hoose. Guddoomiyaha degmada Baraawe Xuseen Barre oo la hadlay Goobjoog News, wuxuu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Puntland Oo Maanta Howlgal Ka Wada Gobolka Bari Ciidamada maamulka Puntland ayaa maanta oo Khamiis ah waxa ay dhulka buuralayda gobolka Bari ka wadaan howlgallo ballaaran kuwaasi oo ammaanka lagu xaqiijinayo. Howlgallada oo ay wadaan ciidanka daraawiishta Puntland…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Hadlayo Dastuurka Oo Ka Socda Cadaado Shir lagaga hadlayo arrimaha dastuurka ayaa maalintii Labaad ka soconaya magaalada Cadaado ee xarunta maamulka Galmudug. Shirka ayaa waxaa shir guddoominaya wasiirka dastuurka dowladda Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jabriil, waxaana ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirada Oo Maanta Ku Shiraya Kismaayo Maanta oo Khamiis ah ayaa lagu wadaa in golaha wasiirada ee xukuumadda Soomaaliya ay shirkoodii Todobaalaha ahaa ku yeeshaan magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose. Shirkaan ayaa la filayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Ka Wada Gobolka Gedo Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in ay howlgallo ka wadaan maanta degaanno ka tirsan gobolka Gedo. Wararka ka imaanaya magaalada Baardheere ayaa sheegaya in howlgallada ay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaliimo Yareey: Doorashada Qof Iyo Cod Waa Ay Dhacaysaa Waqtigeeda Guddiga doorashooyinka qaran ayaa sheegay in aynaan wax cabsi ah ka qabin in sanadka 2020-ka doorasho qof iyo cod ah ay ka qabsoonto dalka. Guddoomiyaha guddigaasi Xaliima Yareey oo wareysi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Sheegay In Dowladdiisa Wax Badan Ka Qabatay Amniga Madaxweynaha dowladda Federaaka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa sheegay in dowladdiisa mudadii ay jirtay ay wax ka qabatay amniga guud ee dalka gaar ahaan magaalada Muqdisho. Waxa uu tilmaamay madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin Laga Helay Qarax Ka Dhacay Duleedka Muqdisho Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax habeenkii xalay aha aka dhacay deegaanka Siinka dheer ee duleedka magaalada Muqdisho, kaasi oo geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Wararku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Saameynta Internetka Ee Shirkadaha Duulimaadka Cilladda internet ayaa caadi u aheyd dadka Muqdisho ku dhawaad Labaatan maalmood oo internet uu maqnaa waxaa jira ciriiri ganacsi oo internetka uu abuuray . Waxaa ka mid ah xarumaha…