1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Ceelwaaq: Degmada Ma Joogaan Ciidan Ku Filan Maamulka degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ayaa sheegay in degmadaasi aysan ku sugnayn ciidamo kufilan oo amniga si buuxda wax uga qabta. Guddoomiye ku xigeenka degmadaasi Sahal Macallin oo wareysi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Jeneraal Qaalib Oo Iska Diidey Xil Uu u Magacaabay Madaxweyne Farmaajo Jeneraal Jaamac Qaalib ayaa sheegay inuu iska diidey xil uu u magacaabay madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya. Jeneraal Qaalib oo Wareysi siiyay Goobjoog ayuu ku sheegay inuu ka cudurdaartay xilkaasi loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hirshabelle: Baarlamaanka Oo Sharci Dastuuri Ah Kasoo Saaraya Lacagta Shilin Soomaaliga Xilidhibaan Nuur Xaashi Warsame oo kamid ah mudanayaasha baarlamaanka maamula Hirshabelle ayaa sheegay in sharci dastuuri ah ay kasoo saari doonaan lacagta shilin Soomaaliga ah oo maalmihii dambe laga diidayey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Hore Oo Baaq u Direy Ganacsatada Hiiraan Xildhibaan hore C/raxmaan Jimcaale Cismaan oo la hadlay Goobjoog News, ayaa ugu baaqay ganacsatada ku dhaqan gobolka Hiiraan iney u dhimriyaan shacabka ku dhaqan gobolkaasi. Waxa uu Mr. Cismaan sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Guddoomiye Ku Xigeenka Ururuka Haweenka B/xaawo Oo La Dilay Rag hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxay degmada B/xaawo ee gobolka Geo ku dileen Haweeney la sheegay iney ahayd gudoomiye ku xigeenka ururka haweenka ee degmadaasi. Haweeneyda la dilay ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wariye Cumar Seerbiya Oo Maalintii Seddaxaad Ku Xiran Hargeysa Wariye Cumar Seerbiya oo kamid ah wariyeyaasha ka howlgala Goobjoog Media Group ayaa maalintii Sedaxaad ku xiran magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland. Cumar ayaa la xirey xilli uu ka degay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaare Ka Dhashay Shil Gaari Oo Ka Dhacay Gobolka Mudug Shil sababay khasaare isugu jirta dhimasho iyo dhaawac ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dhacay duleedka degmada Hobyo ee gobolka Mudug. Gaari rakaab ah oo ay saarnaayeen dad shacab ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsatada Degmada Xudur Oo Diiday Qaadashada Lacagta Shilin Soomaaliga Ganacsatada ku sugan degmada Xudur ee gobolka Bakool ayaa diiday qaadashada lacagta shilin Soomaaliga ah, taasi oo saameysay dadka ku dhaqan degmadaasi. Maxamed Macallin Axmed, guddoomiyaha degmada Xudur oo wareysi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Sh/hoose Oo Dacwo Ka Ah Ciidamada AMISOM Waxgaradka ku dhaqan gobolka Shabellaha Hoose ayaa qeylo-dhaan ka muujiyey tacaddiyada kala duwan ee ciidamada AMISOM ka geystaan deegaannada gobolkaasi. Waxay sheegeen waxagardkaan in maamulka gobolkooda aanu wax war ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qabiir Amni Oo Ka Hadlay Sida Loo Heli Karo Ciidan Qaran Oo Soomaaliyeed Korneel Shariif Roobow oo ah qabiir dhanka ammaanka ah, islamarkaana ku sugan magaalada Muqdisho ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog News, wuxuu kaga hadlay sida ugu haboon ee xilligaan loo heli…