1 daqiiqo Sheeko:Dalka SOLJA Oo Booliiska Somaliland Kala Hadlay Xarigga Wariye Seerbiya Ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa sheegay in booliiska Somaliland ay kala hadleen xarigga wariye Cumar Seerbiya oo maalintii shalay ahayd lagu xiray magaalada Hargeysa. Guddoomiyaha ururkaasi Maxamuud Cabdi Jaamac…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland: Waa La Baarayaa Sababta Loo Xirey Cumar Seerbiya Wasaaradda arrimaha gudaha ee Somaliland ayaa sheegtay in baaritaan lagu sameynayo sababta ka dambeysay in la xiro wariye Cumar Cali Xasan (Seeribiya) oo ka tirsan Goobjoog Media Group. Wasiirka wasaaraddaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wariye Cumar Seerbiya Oo Maaalintii Labaad Ku Xiran Magaalada Hargeysa Wariye Cumar Cali Xasan (Seerbiya) oo ka tirsan wariyeyaasha ka howlgala Goobjoog Media Group ayaa maalintii Labaad ku xiran magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland. Cumar oo maalintii shalay ahayd…
10 daqiiqo Sheeko:Dalka Khudbadda Uu Madaxweyne Farmaajo Ka Jeediyey Furitaanka Kalfadhiga Labaad Ee Golaha Shacabka Goobjoog News, waxay idiin soo gudbineysaa khudbaddii uu madaxweyne Farmaajo ka jeediyey furitaankii Kalfadhiga Labaad ee golaha shacabka, wuxuuna uga hadlay arrimo badan oo dalka quseeya. Halkaan hoose ka akhriso…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Lix Ruux Oo Maanta Lagu Dilay Duleedka Magaalada Muqdisho Dabley hubeysan ayaa maanta waxay Lix qof oo shacab ah ku dileen inta u dhaxeysa deegaannada Siinka Dheer iyo Ceelashada Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho. Wararku waxay sheegayaan in gaari…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wariye Ka Tirsan Goobjoog Oo Lagu Xirey Hargeysa Ciidamada Somaliland ayaa maanta waxay garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa ku xireen Cumar Cali Xasan (Serbiya) kaasi oo ka tirsan wariyeyaasha ka howlgala Goobjoog Media Group. Cumar iyo afadiisa ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoysas Ka Barakacay Abaaraha Bakool Oo Gaaray Luuq, Gedo Qoysas gaaraya 860, kana barakacay abaaraha ka jira deegaanno kamid ah Bakool ayaa lagu soo waramayaa iney gaareen degmada Luuq ee gobolka Gedo. Iyadoo ay ka sii dareyso abaarta ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 5 Ruux Oo Gaajo Ugu Geeriyoodey Gobolka Galgaduud Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Shan ruux ay gaajo ugu dhinteen deegaanka Hamcaduur ee gobolkaasi, 24-kii saac ee lasoo dhaafay. Ugaas Salaad Maxame Rooble oo kamid ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 13 Carruur Ah Oo Todobaad Gudihiis Nafaqao Darro Ugu Geeriyootey Muqdisho Xerada Daryeel oo ay ku sugan yihiin dad barakacayaal ah ayaa lagu soo waramayaa in Todobaad gudahiisa ay halkaasi nafaqo darro ugu dhinteen 13 Carruur ah, iyadoo dhanka kalena laga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Ciidamada Jubbaland Iyo AMISOM Oo Howlgal Ka Wada Dhoobley, J/hoose Ciidamada Jubbaland iyo kuwa AMISOM ee Kenya ayaa howlgallo waxay ka wadaan degmada Dhoobleey ee gobolka Jubada Hoose, gaar ahaan dhanka xuduudda aan rasmiga ahayn ee Soomaaliya iyo Kenya. Korneel…