1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada K/galbeed Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Baay Dagaal u dhaxeeyay ciidamada maamulka K/galbeed iyo kuwa Xarakada Al-shabaab ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dhacay deegaanka Goofgaduud Buurey ee gobolka Baay. Dagaalkan ayaa ku bilowday sida la sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Banaadir Oo Barakacayaal Ka Saaraya Dhismaha Kaniisad Hore Oo Ku Taalla Degmada X/weyne Qoysas barakacayaal ah oo deganaa dhismaha Kaniisad hore oo Talyaaniga ku lahaa degmada X/weyne ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in maamulka gobolka Banaadir uu maanta si awood ah halkaasi uga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Golaha Amniga Qaranka Oo Maalintii Labaad Ka Socda Muqdisho Magaalada Muqdisho waxaa maalintii Labaad ka soconayo shirka golaha amniga qaranka, kaasi oo looga hadlayo arrimo muhiim u ah amniga guud ee dalka. Shirkaan waxaa isku horfadhiya madaxda dowladda Federaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Rag Hubeysan Oo Weerar Ku Qaaday Wasaarada Gaashaandhiga Ee Muqdisho Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar habeenkii xalay ahaa ay rag hubeysan ku qaadeen xarunta wasaaradda Gaashaandhigga ee magaalada Muqdisho. Mar qura ayaa la maqlay jug culus oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgal Ka Sameeyay Degmada X/jajab Ee Magaalada Muqdisho Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa habeenkii xalay ahaa waxay degmada X/jajab ee magaalada Muqdisho, ka sameeyeen howlgal ballaaran oo ammaanka lagu sugayey. Wararku waxay sheegayaan in howlgalkaan lagu baarayey dhammaaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guriceel Iyo B/weyne Oo Dib u Bilaabay Qaadashada Lacagta Shilin Soomaaliga Ganacsatada ku dhaqan magaalooyinka Guriceel iyo B/weyne kana kala tirsan gobollada Hiiraaan iyo Galgaduud ayaa bilaabay qaadashada lacagta shilin Soomaaliga, taasi oo maalmihii ugu dambeeyay diidanaayeen iney wax ku iibsadaan.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sh/hoose: Ciidanka Xoogga Dalka Oo Ku Wajahan Deegaanno Ay Ku Sugan Yihiin Al-shabaab Saraakiisha ciidanka xoogga dalka ee ku sugan gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay iney wadaan howlgallo ay ku doonayaan iney kula wareegaan deegaanno gobolkaasi kaga sugan yihiin Al-shabaab. Afhayeenka ciidanka xoogga…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Agoontii Ay Xanaaneyn Jirtay Marwada Madaxweyne Hore Xasan Sheekh Oo Aan Xanaano Haysan Usaame Cabdi Nuur Cali waxa uu ka mid yahay caruurta muddo labo sano ah ku jirta xerada Daryeel ee dhaqan celinta caruurta darbi jiifka ah iyo agoonta taasi oo ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Hiiraan Oo Sheegay In La Xalliyey Xiisad Ka Jirta Suuqyada B/weyne Maamulka gobolka Hiiraan ayaa sheegay in la xalliyey xiisad u dhaxeysay ganacsatada magaaladaasi iyo sidoo kale dadka shacabka ah, kadib markii ganacsatadu ay diideen qaadashada lacagta shilin Soomaaliga ah. Guddoomiye…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamado Ka Gadooday K/galbeed Maamulka K/galbeed ayaa xaqiijiyey iney jiraan ciidamo ka gadooday maamulkooda, kuwaasi oo dhowaan tababar ku qaatay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Wasiir ku xigeenka wasaaradda amniga maamulkaasi C/laahi Maxamed…