1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Madax Ka Tirsan IGAD Kula Kulmaya Addis Ababa Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre oo safar ku jooga magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa lagu wadaa in maanta oo Isniin ah uu halkaasi kula kulmo qaar kamid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Amniga Oo Soo Bandhigtay Shaqsi La Sheegay Inuu Ka Tirsan Yahay Al-shabaab Wasaaradda amniga gudaha ee xukuumadda Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho kusoo bandhigtay shaqsi ay sheegeen inuu ka tirsan yahay Xarakada Al-shabaab. Afhayeenka wasaaradda Axmed Maxamed Maxamuud oo la hadlay saxaafadda ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ammar Uu Bixiyey Maamulka B/weyne Oo Maanta La Dhaqangelinayo Maanta oo Isniin ah ayaa lagu wadaa in magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan uu ka dhaqangalo ammar maalintii shalay ahayd uu maamulka magaaladaasi kusoo rogey ganacsatada. Kadib kulan saacado…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 5 Qof Oo Lagu Xirey Howlgal Ay Ciidamada Dowladda Ka Sameeyeen Degmada Kaxda, Muqdisho Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgal ay ka sameeyeen degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho waxay kusoo qabteen 5 ruux oo lagu eedeeyay iney wadeen falal amniga ka dhan ah. Guddoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Ku Wajahan Dalka Itoobiya Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa lagu wadaa in isaga iyo wafdi uu hoggaaminayo ay saacadaha soo aadan ee maanta u ambabaxaan magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsatada B/weyne Oo Wax Ku Iibsanaya Lacagta Doolarka Wararka naga soo gaaraya magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ganacsatada ku dhaqan magaaladaasi ay diideen qaadashada lacagta shilin Soomaaliga, iyaga oo dalbaday in kaliya ay wax…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saddex Qof Oo Nafaqo Darro Ugu Geeriyootey Muqdisho Saddex ruux ayaa nafaqo darro waxay ugu geeriyoodeen Kaamka Daryeel, degmada kaxda ee magaalada Muqdisho, kadib markii aysan helin wax ay cunaan muddo Todobaad ah. Dadkan dhintey oo carruur ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Hiiraan Oo Ammar Kusoo Rogey Ganacsatada Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa ka hadlay sicir barar maalmahan dambe aad looga dareemayay suuqyada gobolka, kadib markii la sheegay in lacago shilin Soomaali ah, islamarkaana been abuur ah ay magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Qarax Ka Dhacay Deegaanka Ceelasha Biyaha Ee Duleedka Muqdisho Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax Miino oo habeenkii xalay aha aka dhacay deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho, waxaana qaraxaasi uu geystay khasaare kala duwan. Gaari nooca dadweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Puntland Oo Howlgallo Ka Sameeyay Magaalada Gaalkacyo Ciidamada maamulka Puntland ayaa habeenkii xalay ahaa waxay howlgallo amniga lagu xaqiijinayo ka sameeyeen magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Howlgalkaan ayaa daba socday dilal iyo weeraro 24-kii saac ee lasoo…