1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu-sunna: Ma Jirto Wadahadal Toos Ah Oo Aan La Leennahay Galmudug Hoggaamiye ku xigeenka maamulka Ahlu-sunna ee gobollada Dhexe Cabdullaahi Xirsi Diirshe ayaa sheegay iney diyaar u yihiin wax kasta oo lagu xalinayo khilaafyada siyaasadeed ee ka jira gobolka Galgaduud. Diirshe…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dib u Habeyn Lagu Sameynayo Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Jeneraal C/xakiin Daahir Saciid Saacid ayaa sheegay in dib u habeyn lagu sameyn doono ciidanka Booliiska si sare loogu qaado waxqabadka ciidamada. Waxa uu tilmaamay taliyaha in Taliska…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Goobaha Ganacsiga Degmada Guriceel Oo Maanta Xiran Wararka ka imaanaya degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in guud ahaan ay xiran yihiin xarumihii ganacsiga ee degmadaasi. Ganacsatada ayaa diidey qaadashada lacagta shilin Soomaaliga kadib markii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Baay Oo Bilaabay Burburinta Dhismayaasha Sharci Darada Ee Baydhabo Maamulka gobolka Baay ayaa magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ka bilaabay burburinta dhismayaasha sharci darada ah ee magaaladaasi. Waxaa la arkayaa gaadiidka cagafta loo yaqaan oo burburinaya dhismayaal badan…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Prof. Faarax Qare: Musuqmaasuqa Waxbarasho ee Dalka Waa Mid Horseedi Kara Inuu Dadkani Dhinto Admiral Faarax Axmed Cumar “Faarax Qare” ayaa ku tilmaamay heerka musuqsaamusqa waxbarashada dalka mid curyaamin doona dowladnimada mustaqbalka dhaw ee foodda inagu soo haya.. Prof.Admiral Faarax Axmed Cumar oo hadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Abaarta Galmudug Oo Saameysay Deegaanno Hor Leh Guddiga maamulka Galmudug u qaabilsan gurmad abaaraha ayaa ka deyriyey nolosha qoysaska ku nool deegaanno ka tirsan gobollada Mudug iyo Galgaduud. Xildhibaan Maxamed Xasan Xuseen oo ka tirsan xubnaha guddiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoysas Horleh Oo Kasoo Barakacay Deegaanka Jannaale Ee Sh/hoose Wararka ka imaanaya deegaanka Jannaale ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in qoysas horleh ay kasoo barakaceen deegaankaasi, kadib dagaallo halkaasi ku dhexmaray ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Gurmadka Qaran Ee Abaaraha Oo Kordhinayo Gargaarka Dadka Abaartu Saameysay Guddiga Qaran ee gurmadka abaaraha ayaa sheegay iney Labo jibbaarayaan gargaaarka la siinayo dadka ay abaartu saameysay ee ku sugan guud ahaan gobollada dalka. Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo wareysi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaaladda Nololeed Ee Barakacayaasha Ku Sugan Degmada Kaxda Oo Laga Deyriyey Maamulka degmada Kaxda ee gobolka Banaadir ayaa ka deyriyey xaaladda nololeed dadka barakacayaasha ku sugan degmadaasi. Guddoomiyaha degmadaasi Maxamed Cismaan oo wareysi siiyey Goobjoog ayaa sheegay in xaaladda ugu adag…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khaatumo: Awood Qeybsi Oo Kaliya Ayaan Kula Midoobeynaa Somaliland Maamulka Khaatumo ayaa sheegay in ay la midoobi doonaan maamulka Somaliland, haddii ay helaan hal arrin oo muhiim u ah ku biiristooda maamulkaasi. Guddoomiyaha baarlamaanka maamulkaasi Maxamuud Sheekh Cumar ayaa…