1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Oo Bilowday Imtixaanka Shahaadiga ah Ku dhawaad 28 kun oo arday ayaa maanta Imtixaanka shahaadiga ah u fariistay iskuullada dhexe iyo sare ee maamulka Soomaaliland sanadkaan 2016-2017. Madaxa guddiga Imtixaanaadka maamulka Soomaaliland Daa’uud Axmed Faarax…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Mahaday: Ciidanka Xoogga Dalka Guul Ayeey ka Gaareen Dagaallo Ay La Galeen Al-shabaab Maamulka degmada Mahadaay ee gobolka Shabellaha Dhexe ayaa ka hadlay dagaallo ay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ay la galeen dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab, kuwaasi oo ka dhacay deegaanno ku dhow…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacab Ka Barakacay Dagaalladii Ka Dhacay Deegaanka Jannaale, Sh/hoose Wararka ka imaanaya deegaanka Jannaale ee gobolka Shabellaha Hoose, ayaa sheegaya in halkaasi ay barakac ballaaran ka wadaan deegaankaasi, kadib dagaallo deegaankaasi ku dhexmaray ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shaqo Abuur Loo Sameynayo Dhallinyarada K/galbeed Wasiirka shaqada iyo shaqaalaha ee maamulka Koofur Galbeed Jeylaani Sheekh ayaa waxa uu sheegay in maamulka uu dadaallo ugu jiro sidii uu wax uga qaban lahaa shaqo la’aanta ka jirta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Famaajo Oo Sheegay Iney Soo Celinayaan Wadahadalkii Somaliland Madaxweynaha dowladda Federaalka ee Soomaaliya, Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa sheegay in dowladdiisa ay ka go’an tahay iney dib usoo celiso wadahadalladii Somaliland si loo helo Soomaaliya oo mar kale mid…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 1-da Luulyo Oo Laga Xusay Muqdisho Munasaabad lagu xusayay 57 guuradii kasoo wareegatay markii xornimada ay qaadatay koofurta islamarkaana ay la midoowday Gobollada waqooyi ayaa xalay ka dhacday magaalada Muqdisho. Madaxda ugu sarreysa dalka iyo shaca…
7 daqiiqo Sheeko:Dalka 57 Sano Kadib 1-da Luulyo: Aaway Xorriyaddii Iyo Midnimadii Soomaaliya? Maanta waa 1da Luulyo, waa maalintii xuriyadda Soomaaliya iyo midowgii labada gobol, waa xanuun iyo nasiib darro ah in 57 sano kadib ay Soomaaliya shisheeye joogaan, midnimo aanay jirin oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Ah Oo Shaacisay In Deeqaha Raashinka Ah Degdeg Loo Qeybiyo Wasiir ku xigeenka wasaaradda gargaarka ah ee Soomaaliya Xil. Cilmi Cumar Ceysane ayaa sheegay in dowladda deeqaheeda gacanta ugu jira dowladda la geyn doono meelaha loogu talogalay. Wasiirka ayaa ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shabeellada Hoose: Dowladda Federaalka Ah Oo Magaalooyin Ka Qabsatay Al-shabaab Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta sheegtay in Xarakada Al-shabaab ay kala wareegeen magaalooyin ka tirsan gobolka Sh. Hoose. Saraakiil ka tirsan dowladda ayaa sheegay in Al-Shabaab ay kaga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Iyo Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo La Kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda Norway Wasiirka arrimaha dibadda Norway Barge Brende oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa Villa Soomaaliya kula kulmay madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo iyo Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre. Madaxweynaha iyo Ra’iisul…