1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Oo Ka Jawaabtay Eedeyn Kaga Timid Puntland Somaliland ayaa iska difaacday eedeyn kaga timid Puntland oo ku aaddan in ay xiriir la leeyihiin Xarakada Al-shabaab. Wasiirka warfaafinta Somaliland Cabdullaahi Cismaan Saxardiid Caddaani oo Goobjoog ay arrintani wax…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Sababay In 3 Bil Loogu Kordhiyo Madaxweyne Xaaf Si Uu Usoo Magacaabo Wasiiradiisa Mid kamid ah xildhibaannada Galmudug ayaa ka hadlay sababta keentay inay muddo kordhin u sameeyaan mudada madaxweynaha Galmudug uu kusoo magacaabi lahaa golihiisa wasiirada. Xildhibaan Cabdulqaadir Maxamed Diirshe oo la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Somaliland Ku Eedeysay Iney Xiriir La Leedahay Al-shabaab Maamul goboleedka Puntland ayaa maamulka Somaliland ku eedeeyay in xiriir ballaaran la leeyahay xarakada Al-shabaab eek a dagaalanta dalka. Wasiirka amniga Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo ku sugan Garoowe…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Gedo Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal gelinkii dambe ee shalay illaa xalay fiidkii ka dhacay gobolka Gedo, kaasi oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab. Ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Ka Wada Magaalada Muqdisho Qeybo kamid ah waddooyinka magaalada Muqdisho ayaa ciidamada dowladda ay ka wadaan howlgallo, saaka oo khamiis ah. Howlgalladani oo lagu baarayo dadweynaha iyo gaadiidka ayaa ciidamada waxay ka sameynayaan qaar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Ka Warbixiyey Sharciga Dowladaha Hoose Ee K/galbeed Xildhibaan C/qaadir C/raxmaan Cali oo kamid ah mudanayaasha baarlamaanka maamulka K/galbeed ayaa ka warbixiyey sharciga dowladaha hoose oo dhowaan ay uu meelmariyey baarlamaanka maamulkaasi. Xildhibaanka oo wareysi siiyey Goobjoog News,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakacayaal Ku Sugan Muqdisho Oo Ka Cabanaya Raashiin La’aan Barakacayaasha ku sugan Xerada Daryeel ee degmada Kaxda, magaalada Muqdisho ayaa ka cabanaya raashiin la’aan, halkaasi oo ay ku nool yihiin qoysas aad u badan. Mid kamid ah Barakacayaashan oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sanduuqa Lacagta Adduunka Oo Taageeray In Soomaaliya Lacag Sameysato Madaxa Sanduuqa Lacagta Adduunka Samba Thiam ayaa sheegay in lacagtan cusub ay suuqa soo gali doonto Sanadkan 2017 inta uusan dhamaan ,waxaana meesha ka bixi doonta lacagta duugta ah ama…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Aragtida Dadweynaha Iyo Saameynta Uu Internet La’aanta Ku Yeeshay Shacabka ku nool magaalada Muqdisho ayaa waxay ka aragti dhiibteen saameynta uu ku yeeshay Interneetka . Qaar ka mid ah shacabka oo Goobjoog News u waramay ayaa waxay ka cabanayaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qodobadii Ay Ku Heshiiyeen Puntland Iyo Galmudug Qaarkood Oo Fulay Maamulka Magaalada Gaalkacyo ee Galmudug ayaa sheegay in qaar kamid ah qodobadii heshiiska Galmudug iyo Puntland ay fuleen. Ku xigeenka duqa magaalada Gaalkacyo, Cabdiraxmaan Maxamed Axmed ayaa wareysi uu siiyay…